Home » Europe » Weerar Yahanka Kooxda Roma Ee Eden Dzeko Ayaa Record Cusub Udhigay Naadigiisa

Weerar Yahanka Kooxda Roma Ee Eden Dzeko Ayaa Record Cusub Udhigay Naadigiisa

Weerar yahankaan 30-ka sano dhaafay ee reer Bosnia iyo kooxda Roma ee Dzeko ayaa noqday ciyaaryahanki ugu horeeyay ee funaanada kooxda roma xiran kaa soo dhaliya 30-gool hal xili ciyaareed kudihiisa

kadib markii eey goolashiisa gareen 33-gool xili ciyaareedkaan guduhiisa

xidiga u ciyaara caasimada Talyaniga kooxda ka dhisan ee Roma ayaa lagu soo wa ramayaa in uu sameeyay Record ka ugu badan ee hal xili ciyaared golal uu ku dhaliyo ciyaaryahan ka ciyaara gagida Olympic Stadium ee koxda Roma eey Ku dheesho

naadiga Roma ayaa haatan ku jirta kaalinta 2-baad ee kala sareynta horyaalka Seria A dalka talyaaniga ayadoo lix 6-dhibcood u jirta koxda ku laafyooneeysa hogaanka horyaalka ee Juventus taa soo ku hogaamineysa horyaalka 74-dhibcood Roma ayaa kulankii u danbeysay waxa eey ka badisay koxda Empoli maalintii sabtida eheed kadib markii eey 2 gool iyo 0 ku dhufatay  ayadoo 2- goolna koxda uu ka saaciday laacibka muslimkan ah ee Eden Dzeko

Weerar yahankii hore ee kooxaha Welfs Back iyo Manchester City ayaa hatan xili fican ku qaadanaya kooxda Roma oo u u dhaliyay goolkiisa 33-aad dhamaan tartamada oo dhan

si walbeey noqotaba Dzeko waa nin ki ugu horeeyay ee gaara 33-gool guud ahaanba taariiqda naadiga kubadda cagta ee Roma oo dhidibada loo taagay sanadii 1927 iyadoona uu noqday nin ki ugu horeyay ee sidaas sameeya oo 33-gool gaara xili ciyaareed aan wili dhamaanin

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *