Home » Horyaalada » France League I » Weeraryahanka Kooxda Chelsea Oo Sheegay Seddex Koox In Uu Si Layaab Leh Uu Ugu Dhaqaaqi Doono Hadii Ay Dhacdo Chelsea Inuu Ka Tago

Weeraryahanka Kooxda Chelsea Oo Sheegay Seddex Koox In Uu Si Layaab Leh Uu Ugu Dhaqaaqi Doono Hadii Ay Dhacdo Chelsea Inuu Ka Tago

Diego Costa ayaa qirtay in uu wada hadalo u furi doono kooxaha reer France hadii ay dhacdo in uu ka dhaqaaqo kooxda Premier league ka ciyaarta ee Chelsea.

Weeraryahanka reer Spain ayaa leerka cas u daaray kooxda Blues kaasoo leerka cagaran u daarayya kooxaha reer France kaasoo 17-goal dahliyey in uu ka hoos ciyaarayey macalin Antonio Conte.

Si kastaba Costa ayaa lala xeriirnayey in uu u dhaqaaqo kooxaha ka ciyaara horyaalka dalka Chine bishii January ee lasoo dhaafay ka dib markii ay xerada tawabarka ay isku dagaaleen macalin Antonio Conte.

Chelsea superstar names THREE clubs he could join in surprise transfer admission

Costa ayaa si weyn ugu faraxsan ka ciyaarista garoonka Stamford Bridge balse ku jah wareersan in uu dhaqaaqo Ligue 1 kasoo doonayo in uu ka tago London.

“Marseille ayaa dhisaysa kooxda dhanka¬†Paris Saint-Germain ay diyaar garow ugu jirto halka Monaco ay si wacan u ciyaarayso xili ciyaareydkan” Costa ayaa u sheegay telefoot.

“Lige 1 waa ay soo kabsanayaan, waan ku faraxsanahay kooxda Chelsea balse kubada cagta wax walba ka filo, hadii ay dhacdo is badal inuu yimaado, France waa dalka aan wali ku ciyaarin, hadaba maxaa diidayo inaa ka ciyaaro?” ayuu kusii daray Costa.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

One Response to Weeraryahanka Kooxda Chelsea Oo Sheegay Seddex Koox In Uu Si Layaab Leh Uu Ugu Dhaqaaqi Doono Hadii Ay Dhacdo Chelsea Inuu Ka Tago

  1. Hassan Reply

    26-March-2017 at 6:59 pm


    Hassan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *