Home » Maxaa Cusub » World Cup 2018: Alexis, Bale & Xidigaha Seegi Doona Koobka Aduunka

World Cup 2018: Alexis, Bale & Xidigaha Seegi Doona Koobka Aduunka

 Is reebreebka ka socda Russia ayaa ah mid xiiso leh inkastoo xidigo magac weyn ku leh dunida ay ka maqnaan doonaan koobka adunka 2018-ka la qaban doono.

koobka aduunka ayaa ah mid ay xidigo badan isku so saaraan laguna keeno wax qabadka ay kooxahooda ka qabteen balse waxaa jiro xidigo waaweyn oo seegi doona koobka aduunka soo aadan.
Waa kuwaan xidigha seegi doona iyo xulalka ay u ciyaaran xidigahaasi.
DAVID ALABA (AUSTRIA)
GARETH BALE (WALES)
TIM CAHILL (AUSTRALIA)
EDIN DZEKO (BOSNIA & HERZEGOVINA)
RIYAD MAHREZ (ALGERIA)
SADIO MANE (SENEGAL)
ARJEN ROBBEN (NETHERLANDS)
ALEXIS SANCHEZ (CHILE)
KASPER SCHMEICHEL (DENMARK)
ARDA TURAN (TURKEY)

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *