Home » Horyaalada » Bundesliga » XOG:Maxaad Kala Socotaa Ciyaartooyda Caanka Ah Ee Aan Abid Kaqeeyb Galin Koop Aduun

XOG:Maxaad Kala Socotaa Ciyaartooyda Caanka Ah Ee Aan Abid Kaqeeyb Galin Koop Aduun

Waxaa jira magacyo farabadan oo caan ah ku waasoo aan abid xulal kooda kala qey qaadan dhacda weeyn ee uu ciyaaryahan kasta ku hamiyo in uu ka soo muuqdo ee World Cupka ama koopka aduunka waxaana halkaa idinkugu soo gudbin doona ciyaaryahanadi ugu caansanaa ee aan abid ka soo muuqan koop aduunka

1.Gareth Bale

2.Aritz Adores

3.Dybala

4.Goethe

5.Paddy Pellet

6.Nelly Cole

7.Ian Rush

8.David Ginola

9.Ryan Giggs

10.Eric Cantona

11.George Best

12.Bernd Schuster

13.Alfredo di Stefano

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *