Home » Africa » Yaya Toure,Samuel Eto’o Iyo Dorogba Oo Hogaaminaya 10-ka Xidig Ee Ugu Daqbliga Badan Qaarada Afrika

Yaya Toure,Samuel Eto’o Iyo Dorogba Oo Hogaaminaya 10-ka Xidig Ee Ugu Daqbliga Badan Qaarada Afrika

ciyaaryahnada qaarida afrika kasoo jeeda ayaa ah xidigaha ugu saameenta badan ama ugu shaqada badan ee ciyaara kubada cagta kuwaasoo caadiyan ka xamaasha horyaalada kala duwan ee qaarada yurub.

Yaya Toure Iyo Kola Toure ayaa si wada jir ah kaga soo muuqday xidigaha ugu daqliga badan ee u dhashay qaarada afrika.

sidoo kale geesigii hore kooxda Chelsea Didier Drogba ayaa ku jira xidigaha ugu daqliga badan si la mid ah xidigii hore kooxda Chelsea Obi Mikel ayaa kasoo muuqday xidigaha ugu daqliga badan ee u dhashay qaarada afrika.

Hadaba Hiilkubad.com Ayaa Kuu Soo Gudbinayya 10-Ka Xidig Ee Ugu Daqliga Badan Kuwaasoo Kasoo Jeeda Qaarada Afrika.

10. Sulley Muntari- Ittihad FC

Daqliga: $40 Millionadjwpmhwj2sciifqjbeo.jpg (680×440)

9. Kolo Toure- Celtic FC

Daqliga: $43 Million

kolo-toure-celtic-signing-in-a-car-park_3750647.jpg (768×432)

8. John Obi Mikel- Tianjin TEDA

Daqliga: $50 Million

Mikel-Obi-Photos.jpg (700×470)

7. Emmanuel Adebayor- Free Agent

Daqliga: $57 Million

emmanuel-adebayor-private-jets-luxurious-10.jpg (600×400)

6. Michael Essien- Panathinaikos

Daqliga: $70 MillionMichael-Essien-with-Emmanuel-Frimpong.jpg (550×503)

5. Nwankwo Kanu- Rtd 

Daqliga: $100 Million

4. Jay-Jay Okocha- Rtd

Daqliga: $150 Million

iwobi2.jpg (480×360)

3. Didier Drogba- Free agent

Daqliga: $155 Million

44514dc5281b1a63d12d598d3a7c8868.jpg (664×498)

2. Yaya Toure- Manchester City

Daqliga: $170 Million

Yaya-Toure-Rolls-Royce-Wraith.jpg (615×409)

1. Samuel Etoo- Antalyaspor

Daqliga: $202 Million

eto2.jpg (890×395)

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *