Home » Europe » Zidane Waa In Uu Ka Taxaddara Ciyaaryahandiisa Bisha April, Maxay Tahay Sababta?

Zidane Waa In Uu Ka Taxaddara Ciyaaryahandiisa Bisha April, Maxay Tahay Sababta?

Marka la gaaro 2-da April kadib ciyaaraha caalmiga, Real Madrid  ayaa heli gali doonta jadwal adag ayadoo la kulmi karta FIFA Virus oo ah marka ay ciyaaryahano ay kaaga dhaawacmaan ayagoo gudanaya waajibaadkooda qaranka.

 

Sagaal kulan aya ku cayaari doontaa bil gudaheed bishaas oo go’aamin karta xilli ciyaareedka taaas oo la macna in Zinedine Zidane ay  waajib noqon doonto in uu ciyaaryahanaddiisa ka ilaaliyo murqa daal iyo shaqo dheeri ah.

 

“Waxaan doonayaa inan haysto saf diyaar ah aanna ka doorto koox u fiyoobi qabta ciyaar kasta oo aan leenahy,” ayuu yiri.

 

“Markaan kasoo laabanno nasiinada caalamiga ah, waxaan ciyaarayna 9-kulan 28-maalin gudahood.”

 

Los Balncos ayaa wajahi doonta Alaves, Leganes and Atletico Madrid, kahor rubuc dhammaadka Champions League.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *