Home » Horyaalada » Zlatan Ibrahimovic Oo Rikoor Cusub Dhigay Ka Dib Goolkii Uu Ka Dhaliyay Sunderland

Zlatan Ibrahimovic Oo Rikoor Cusub Dhigay Ka Dib Goolkii Uu Ka Dhaliyay Sunderland

Zlatan Ibrahimovic ayaa rikoor wanaagsan u dhigay xidigaha da’diisa ah kaasoo haatan noqday xidigi ugu fiican xidigaha ay isku da’da yihiin.

Ka dib kulankii ay Sunderland la ciyaareen 35-sano jirkan ayaa goolka koowaad ee United dhaliyay kaasoo rikoor gool dhalin ah u dhigay xidigaha ay isku da’da yihiin.

weeraryahanka reere Sweden ayaa 250-goal dhaliyay 308-kulan uu ciyaaray tan iyo 30-jirkiisa sanadii 2011-ka.

Zlatan reaches incredible goalscoring landmark with Sunderland strike

tan iyo markii uu united kusoo biiray waxaa uu dhaliyay 17-gaol horyaalka premier legaue kaasoo waayo wanaagsan ku qaadanaya ama noqonaya xidiga ugu wanaagsan tan iyo sanadii 2013-2014.

Ibrahimovic ayaa dhalinayab goolala badan oo ay United ku fakanayso halka uu Jose Mourinho aka saaciday inn tartanka EFL-Ka in uu hanto ka dib markii uu labo gool ka dhalliyay kooxda Southampton ciyaartii 3-2 ay ku adkaatay Red Devils.

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *