Home » Horyaalada » Bundesliga » 10-ka Macalin Daqliga Ugu Badan Soo Galo Oo Daaha Laga Qaaday Iyo Mourihnho Oo Hogaaminayo

10-ka Macalin Daqliga Ugu Badan Soo Galo Oo Daaha Laga Qaaday Iyo Mourihnho Oo Hogaaminayo


Jose-Mourinho-laughing

Majalada Football France ayaa shaaca ka qaaday 10-ka macalin ee xiligan daqliga ugu badan soo galo waxaana tababarayaashaan lacagtooda lagu saleeyay mushaarka ay qaataan iyo gunooyinka la siiyo balse laguma darin xayeysiimaha iyo meelaha kale oo ay daqliga kasoo galeen.

Hadaba hoos kaga bogo 10-ka macalin ee caalamk ugu mushaarka badan waxaana hormuud ka ah Jose Mourinho:

10. David Moyes & Laurent Blanc – £5.1m – Real Sociedad & Paris Saint-Germain

9. Jurgen Klopp – £5.3m – Borussia Dortmund

8. Sven-Goran Eriksson – £5.9m – Shanghai SIPG

7. Andre Villas-Boas – £6.2m – Zenit Saint Petersburg

6. Fabio Capello – £6.6m – Russia national team

5. Louis van Gaal – £7.3m – Manchester United

4. Arsene Wenger – £8.3m – Arsenal

3. Pep Guardiola – £11.2m – Bayern Munich

2. Carlo Ancelotti – £11.4m – Real Madrid

1. Jose Mourinho – £13.2m – Jose Mourinho

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

2 Responses to 10-ka Macalin Daqliga Ugu Badan Soo Galo Oo Daaha Laga Qaaday Iyo Mourihnho Oo Hogaaminayo

  1. faisal dheere Reply

    26-March-2015 at 2:15 pm

    Hayaay waa fashilan tihiin , qolyaha idin qaabilsan warar qoristoda mahayaan xaqiiqada , waayo waxay hilmaameen DIEGO SIMEONE loo heshiis cusub laga saxiixay , marka david moyes ayaa waliga ka qiima badan asagoo wada team top4ka iyo championka jooga . Waliba hedhiis cusub oo looga celinayey man city iyo psg ssxiixay , xogaa wax iskula hara ,

  2. abdalle isse Reply

    26-March-2015 at 10:31 pm

    kkk see cml jose mourinho koox maa la dhaha mase adinka tifaftire lahayn waa yaabe iga ilaali qaladaadka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>