Home » Maxaa Cusub » 10-ka Naadi Ee Lacagihii Ugu Badnaa Qarash Gareeyay 10-sano Ee Ugu Dambeesay Oo Shaaca Laga Qaaday

10-ka Naadi Ee Lacagihii Ugu Badnaa Qarash Gareeyay 10-sano Ee Ugu Dambeesay Oo Shaaca Laga Qaaday


The Manchester United team

Waxaa daaha laga rogay 10-ka naadi ee caalamka lacaaha ugu badan qarash gareeyeen 10-sano ee ugu dambeesay, waxayna kooxahan lacagahan tiradaku bixiyeen soo iibsashada xidigaha ay doonayeen, hadaba hoos kaga bogo kooxaha lacagtooda suuqa Yurub ku qarash gareeyeen 10-sano ee ugu dambeesay:

  1. Napoli –£182.4 million ayay qarash gareesay
  2. Zenit St Petersburg –£217.8 million ayay qarash gareesay
  3. Bayern Munich –£250.6 million ayay qarash gareesay
  4. Liverpool –£258 million ayay qarash gareesay
  5. Barcelona –£336.4 million ayay qarash gareesay
  6. Manchester United –£344.8 million ayay qarash gareesay
  7. Paris Saint-Germain –£378.1 million ayay qarash gareesay
  8. Chelsea –£396.6 million ayay qarash gareesay
  9. Real Madrid –£515 million ayay qarash gareesay
  10. Manchester City –£619 million ayay qarash gareesay
CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>