Home » Horyaalada » Bundesliga » 10-ka Xidig Ee Daqliga Ugu Badan Soo Galo Oo Daaha Laga Qaaday Iyo Messi Oo Hogaaminayo

10-ka Xidig Ee Daqliga Ugu Badan Soo Galo Oo Daaha Laga Qaaday Iyo Messi Oo Hogaaminayo


Lionel-Messi3

Majalada Football France ayaa shaaca ka qaaday 10-ka xidig ee xiligan daqliga ugu badan soo galo waxaana xidigahan lacagtooda lagu saleeyay mushaarka ay qaataan iyo gunooyinka la siiyo balse laguma darin xayeysiimaha iyo meelaha kale oo ay daqliga kasoo galeen.

Sidaa darteed majalada Football France kaliya waxay qiimeesay lacagaha ay xidigaha ka helaan bandhiga ay garoomada ka sameeyaan waxaana xogtaan asal raac looga dhigay sanadkii hore 2014.

Fadlan hoos kaga bogo 10-ka laacib ee daqliga ugu badan soo galo xiligan la joogo:

10. Robert Lewandowski £14.8m

9. Sergio Aguero £15.6m

8. Zlatan Ibrahimovic £15.8m

7. Wayne Rooney £16.5m

6. Gareth Bale £17.5m

5. Robin van Persie £18.8m

4. Thiago Silva £20.2m

3. Neymar £26.8m

2 Cristiano Ronaldo £39.7m

1. Lionel Messi £47.8m

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>