Home » Maxaa Cusub » 10-Laacib Oo Arsenal Mushaar Badan Ka Qaataan Balse Aan Shaqo Badan Kooxdan U Qabanin

10-Laacib Oo Arsenal Mushaar Badan Ka Qaataan Balse Aan Shaqo Badan Kooxdan U Qabanin


Mesut-Ozil-Arsenal-Aston-Villa

Naadiga Arsenal haatan xaalka ayaa siweyn ugu xun wuxuuna macalin Arsene Wenger dhawaan qirtay in kooxdiisa aysan xili cayaareedkan hanan karin Premeirship-ka England madaama ay dhibco aad u badan ka hooseeyaan kooxda Chelsea.

Sidoo kale Wenger ayaa ka dhawaajiyay xaalada ay haatan Arsenal ku sugan tahay inuusan waxba ka qabin karin madaama xidigo badan dhaawac ka yihiin, hadaba waxaa daaha laga rogay 10-laacib oo kooxan ku sugan kuwaas oo mushaar badan ka qaataan balse aan shaqo adag ka qabin.

Hadaba hoos kaga magacyada laacibiinta aan mushaarka aysan u qalmin ka qaataan garoonka Emirates sidoo kalena mudan in lacagtan laga joojiyo:

10) Abou Diaby – £65,000 todobaad walbo

9) Mathieu Flamini – £65,000 todobaad walbo

8) Alex Oxlade-Chamberlain – £65,000 todobaad walbo

7) Per Mertesacker – £70,000 todobaad walbo

6) Lukas Podolski – £75,000 todobaad walbo

5) Mikel Arteta – £80,000 todobaad walbo

4) Tomas Rosicky – £85,000 todobaad walbo

3) Jack Wilshere – £90,000 todobaad walbo

2) Olivier Giroud – £100,000 todobaad walbo

1) Mesut Ozil £140,000 todobaad walbo

One Response to 10-Laacib Oo Arsenal Mushaar Badan Ka Qaataan Balse Aan Shaqo Badan Kooxdan U Qabanin

  1. abu ozil Reply

    November 13, 2014 at 10:58 pm

    intaasba hadey shaqo qaban yaa shaqo kaqabta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>