Xulalka England Iyo Scotland waxaa ka dhaxeeyo xifaaltan soo jireen kaasi oo soo bilaawday 144-sano ka hor waxayna caawo kulan saaxiibtinimo ku yeelan doonaan magaalada Galsgow.
Sidaa darteed labadan xul oo lagu tilmaamo inuu ka dhaxeeyo xifaaltanka ugu cimriga dheer taariikhda kubada cagta ayaan idiin heynaa 6-kulan ee ugu xiisaha badnaa oo ay horey u yeesheen.
Hadaba hoos kaga bogo 6-kulan ee taariikhiga ah oo ay horey u wada cayaareen England iyo Scotland:
England 1-5 Scotland, 31 March 1928
England 9-3, 15 April 1961
England 2-3 Scotland, 15 April 1967
Scotland 0-2 England, 15 June 1996
Scotland 0-2 England, 13 November 1999
England 0-1 Scotland, 17 November 1999