Dabcan kooxaha Premier League England waa kuwo ugu mashquulka badan suuqa Yurub sidoo kalena waxay maalin walbo sameeyaan saxiixyo saameyntooda wataan.
Hadaba waxaan idiin heynaa 7-saxiix oo ay kooxaha EPL sameyn doonaan maal maha nagu soo fool leh madaama saxiixyadan ay haatan gabo gabo ku dhow yihiin.
Fadlan hoos kaga bogo saxiixyada caalamiga ah oo ay kooxaha England qaarkood sameyn doonaan maal maha nagu soo fool leh:
Christian Benteke (Aston Villa to Liverpool): £32.5m ayaa lagu heshiiyay
John Stones (Everton to Chelsea): £28m ayaa lagu heshiiyay
Aleksandar Mitrovic (Anderlecht to Newcastle United): £13m ayaa lagu heshiiyay
Emmanuel Adebayor (Tottenham to Aston Villa): booska Benteke ayuu buuxin doonaa
Pedro (Barcelona to Man United): £22m ayaa lagu heshiin rabaa
Benjamin Stambouli (Tottenham to PSG): booska Yohan Cabaye ayuu gali doonaa
Angel di Maria (Man United to PSG): £43m ayaa lagu heshiin rabaa inuu PSG ku aado.
saleebaankaafi : Liverpool
20-July-2015 at 2:09 pm
Benteke welcome to Liverpool xataa waa dhaliye xariifa