Kooxda kadhisan serie A da AC Milan ayaa xaqiijisay in ay lasoo saxiixatay xidiigii diirada u saarnaa kooxda Liverpool ee Carlos Bacca oo ay kala soo wareegeen kooxda Sevilla.
Koooxaha AC Milan iyo Sevilla ayaa labaduba sikalagoogi giini ah u xaqiijiayay iney heshiis ka gaareen arinta weeraryahanka isagoo u wareegaya dhanka kooxda AC Milan oo si weyn loola xiriirinayay tan iyo furmashadii suuqa ka la iibsiga ciyaartooyda .
Carlos Bacca ayaa ku qaatay kooxdiisa Sevilla xili ciyaareed layaab leh isagoo u horseeday iney difaacdaan koobka horyaalda yurub ee Europe League isagoo ahaa geesigii kooxdiisa ee kulankii kama dambaysta ahaa oo ay koobka ku qaadeen.