Home » Horyaalada » La Liga Spain » Aqbaar Wanaagsan James Rodriquez Oo Todobaadka Nagu Soo Fool Leh Kooxdiisa Real Madrid U Safan Karo

Aqbaar Wanaagsan James Rodriquez Oo Todobaadka Nagu Soo Fool Leh Kooxdiisa Real Madrid U Safan Karo


james

waxaa la xaqiijiyay in kubad sameeyaha reer Colombia uu kasoo kabtay dhaawacii uu garoomada mudada dheer kaga maqnaa.

James Rodriquez ayaa lagu wadaa inuu kooxdiisa Real Madrid u safto sabtiga dambe kulanka ay la cayaari doonto naadiga Granada La Ligaha Spain madaama maal mihii ugu dambeeyay uu tababari u gaar ah sameenayay.

Soo labaashada James ayaa ka dhigan mudo hal sano kadib in macalin Carlo Ancelotti uu haatan heesto dhamaan xidigaha Real Madrid oo wada caafimaad qabaan.

Waana arin macalinkan farxad galisay waayo laga soo bilaabo 17-Maarso 2014 ilaa haatan Madrid marwalbo hal cayaaryahan ayaa ugu yaraan dhaawac kaga maqnaanayay balse haatan dhamaan xidigaha kooxda wey wada caafimaad qabaan.

Balse macalin Ancelloti ayaa ka walaacsan 18-ka mid ah xidgaha kooxda Real Madrid inay haatan waajibaad qaran ku maqan yihiin wuxuuna macalinkan il gaar ah ku hayaa kulamada ay xidigahan xulalkooda u cayaarayaan.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>