Home » Maxaa Cusub » Arsenal Fadhi Uma Yaalo Waxay Baadi Goob U Gashay Daafaca Buuxin Karo Booska Laurent Koscielny

Arsenal Fadhi Uma Yaalo Waxay Baadi Goob U Gashay Daafaca Buuxin Karo Booska Laurent Koscielny


Arsenal-s-Laurent-Koscielny-ce_54426050883_54115221154_600_396

Kooxda Arsenal waxaa soo wajahay walaac xoogan madaama kooxda Real Madrid ay bartilmaameed kowaad ka dhigan doonto saxiixa Laurent Koscielny hadii xagaagan uu Sergio Ramos Madrid isaga hayaamo.

Arsenal ayaa ka walaacsan in Laurent Koscielny uu ku qabsi doono in dalabka Real Madrid laga jawaabo madaama xidigan uu marar badan sheegay in Real Madrid dalabkeeda cayaaryahan diidi karo uusan jirin.

Hadaba Daily Mail ayaa daaha ka qaaday qorshaha u qarsoon ee kooxda Arsenal iyo daafacyada ay la xariiri doonto inay lasoo saxiixato hadii ay xagaagan lumiso Laurent Koscielny.

Daafacyada Gunners-ka u calaameesan waxaa ka mid ah kuwa hoos ku xusan:

Ezequiel Garay – Zenit Saint Petersburg

Benedikt Howedes – Schalke 04

Ashley Williams – Swansea City

Winston Reid – West Ham United

Toby Alderweireld – Atletico Madrid

Mats Hummels – Borussia Dortmund

Sergio Ramos – Real Madrid

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>