Home » Maxaa Cusub » Arsenal Oo Hogaanka U Heysa Loolanka Mateo Kovacic & Xidigaha Ay Dartiis Uga Diri Doonto Emirates

Arsenal Oo Hogaanka U Heysa Loolanka Mateo Kovacic & Xidigaha Ay Dartiis Uga Diri Doonto Emirates


Mateo Kovacic

Arsenal ayaa haatan lagu soo waramayaa iney hogaanka u heyso saxiixa da’yarka kooxda Inter Milan Mateo Kovacic kaas oo ka mid ah xidigaha khadka dhexe ugu fiican qaarada yurub da’yarta.

Wiilkaan reer Croatia ayaa leh qaab ciyaareedka xidiga Real Madrid ee ay dhalashada wadaagan Luka Modric, Inter Milan ayaana diyaar u noqoneysa iney iska iibiso xidigaan madama ay xidigo kale ku raad joogto isla markaana ay dooneyso iney ka fogaato xeerka FFP.

Metro ayaa qortay in Arsenal ay damacsan tahay iney Mateo Kovacic badal uga dhigto xidigaha Abou Diaby iyo Mikel Arteta oo ka hayaamaya kooxda marka uu dhamaado xagaagan.

Ugu dmabeyntii Mateo Kovacic ayaa lagu qiimeeyaa lacag dhan 20 Malyan Oo Pound.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>