Home » Maxaa Cusub » Arsenal Oo Xiiseyneysa Garabka Napoli Jose Callejon Soona Bandhigtay Qiimaha Ay Ku Dooneyso

Arsenal Oo Xiiseyneysa Garabka Napoli Jose Callejon Soona Bandhigtay Qiimaha Ay Ku Dooneyso


callejon

 

Arsenal ayaa xiiseneysa saxiixa garabka reer Spain iyo kooxda Napoli Jose Maria Callejon iyadoo soo bandhigtay qiimo dhan 15.9 Malyan Oo Pound.

Callejon ayaa helay dalabyo xili ciyaareedkaan inkastoo kooxda Napoli ay sheekooyinkaas iska diiday, waxaana xidigaan aad u jecel macalinka reer Spain ee leyliya Napoli Rafael Benitez.

Si Kastaba xidigaan garabka ka ciyaara ayaa ah mid leh xirfad dheeraad ah, wuxuuna sidoo kale ka qeyb qaadan karaa weeraraka, Wenger ayaana isha ku haya.

Sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya Spain, Callejon wuxuu qeyb ka yahay qorshaha Wenger ee bisha January inkastoo Napoli aan la ogeyn iney aqbali doonto dalabyada kaga imaanaya Gunners.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>