Home » Horyaalada » La Liga Spain » “Bale Wuu Ka Wanaagsan Karaa Ronaldo Waa Hadii Ay Saaxiibadiisa Kubada La Wadaagaan” Sidaa Waxaa Yiri Wakiilkiisa

“Bale Wuu Ka Wanaagsan Karaa Ronaldo Waa Hadii Ay Saaxiibadiisa Kubada La Wadaagaan” Sidaa Waxaa Yiri Wakiilkiisa


Bale

Jonathan Barnett oo ah wakiilka Grathe Bale ayaa ka aamusi waayay dhaliisha joogtada ah ee lagu haayo macmiilkiisa.

Wuxuuna Jonathan Barnett eeda dusha kaga tuuray qaar ka mid ah xidigaha Real Madrid oo aan xidigan kubada la wadaagin marka uu garoonka ku jiro.

“Real Madrid waa inay la shaqeysaa Bale sidoo kalena ay kubada u baasaan sida ay Ronaldo u siiyaan oo kale”

“Waan hubaa hadii marar badan kubada loo baaso inuu Bale bandhig wanaagsan la imaan karo laakiin nasiib daro marka uu garoonka ku jiro xidigaha Madrid ayaa dafiraan”

Jonathan Barnett oo la hadlaayay The Telegraph  wuxuu yiri “Hoos u dhaca Bale heesto ma ahan mid isaga uu sabab u yahay balse waxaa gacantoosa ku sameeyeen xidigaha Real Madrid”

25-jirka reer Wales haatan culees weyn ayaa saaran madaama uu kooxdiisa Real Madrid u dhaliyay kaliya 2-gool 18-kulan ee ugu dambeesay haatana wuxuu ku jiraa xiligiisii ugu xumaa.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>