Home » Maxaa Cusub » Bastian Schweinsteiger Oo Bar Bareeyay Rikoor U Yiilay Oliver Kahn Iyo Mehmet Scholl

Bastian Schweinsteiger Oo Bar Bareeyay Rikoor U Yiilay Oliver Kahn Iyo Mehmet Scholl


Bastian

Kubad qaabeeye Bastian Schweinsteiger ayaa bar bareeyay rikoor u yiilay labada halyee ee kubada cagta Jarmalka magaca weyn ku leh goolhaye Oliver Kahn yo Mehmet Scholl.

Bastian Schweinsteiger ayaa todobaadkan kooxdiisa Bayern u dhaliyay goolkii ay ku xaqiijiyeen hanashada Bundesligaha kulan ay 1-0 kaga badiyeen naadiga Hertha Berlin.

Bayern markeedii 25-aad ayay Bundesligaha Jaramka qaaday halka Bastian Schweinsteiger uu isagana markiisii 8-aad ku guuleestay horyaalkan.

Wuxuuna xidigan haatan la mid yahay Kahn iyo Scholl oo iyaga iskoorkan horey u heesteen madaama ay ahaayeen labada xidig ee ugu badnaa hanashada Bundesligaha.

Hadaba hoos kaga bogo sedexdaan laacib iyo mid walbo iskoorkan sida uu ku gaaray oo ay 8-horyaal ku qaadeen:

Mehmet Scholl (1993–94, 1996–97, 1998–99 to 2000–01, 2002–03, 2004–05 and 2005–06)

Oliver Kahn (1996–97, 1998–99 to 2000–01, 2002–03, 2004–05, 2005–06 and 2007–08)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>