Home » Maxaa Cusub » Carragher & Kaftankiisa: “Ma Sugi Karo Inaan Arko David De Gea Oo Ku Biiraya Real Madrid”

Carragher & Kaftankiisa: “Ma Sugi Karo Inaan Arko David De Gea Oo Ku Biiraya Real Madrid”


De Gea

Daafacii hore kooxa Liverpool Jamie Carragher ayaa ku kaftamay inuusan sugi karo inta uu goolhaye David De Gea ku biirayo Real Madrid isagoo sidoo kale aaminsan in bandhigiisa wanaagsan uu United u sahli karo iney kaalmaha afarta ah ku dhameysato.

Xidigaan reer Spain ayaa tusay dunida kubada cagta inuu yahay halka ay ka nooshahay wali kooxda Manchester United madama uu fursado qaali ah ka badbaadiyay Cisse iyo Riviere kulankii ay kooxdiisa guusha ciriiriga ah ka gaartay Newcastle United xalay.

Si kastaba Real Madrid ayaa si ba’an loola xiriirinayaa xidigaan heerka caalami si uu badal ugu noqdo Iker Casillas oo mudo badan ku sugnaa Los Blancos, Halyey Garragher ayaana ku kaftamay inuusan sugi karin waqtiga ay United weyn doonto wadnahooda.

Garragher ayaa bogiisa twitter-ka kusoo qoray:

“Dhaqso u aad De Gea kooxda Real Madrid sidaasaa fiicane”

Dhanka kale David De Gea ayaa amaan ka helay wiilka ay isku wadanka yahiin ee Ander Herrera.

“Waxaan filayaa inaan heysano goolhayaha ugu wanaagsan dunida, taasna xalay ayuu na tusiyay” Ayuu yiri Herrera kadib guushii Newcastle.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>