Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha » Latin America http://hiilkubad.com Fri, 04 Jul 2014 19:24:55 +0000 en-US hourly 1 http://wordpress.org/?v=3.9.1 Ma Runbaa In Kooxaha Monaco Iyo Madrid Ay Isdhaafsan Rabaan Falcao Iyo Di Maria http://hiilkubad.com/ma-runbaa-kooxaha-monaco-iyo-madrid-ay-isdhaafsan-rabaan-falcao-iyo-di-maria/ http://hiilkubad.com/ma-runbaa-kooxaha-monaco-iyo-madrid-ay-isdhaafsan-rabaan-falcao-iyo-di-maria/#comments Thu, 03 Jul 2014 18:41:07 +0000 http://hiilkubad.com/?p=28116
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Ma Runbaa In Kooxaha Monaco Iyo Madrid Ay Isdhaafsan Rabaan Falcao Iyo Di Maria], All Right Reserved. 2014.
]]>
dimaria-falcao490ai

Wargesyada dalka Spain ayaa qoreen in kooxaha AS Monaco iyo Real Madrid uu wada xaajood rasmi ah u bilaawday labadan koox ayaa ka wada hadli doonaan qaabkii ay isku dhaafsan lahaayeen xidigaha kala ah Radamel Falcao iyo Angel Di Maria, madaama Real Madrid ay bilihii ugu dambeesay ku raad joogtay soo xero galinta Falcao sidoo kalena ay heshiiska shaqsiga ah la gaartay kooxda reer Spain ayaa aqbashay inay dhigeeda Monaco ku wareejiso Angel Di Maria oo kalsoonida maamuka Madrid waayay.

Labadan xidig waxaa wakiil u wada ah Jorge Mendes oo xiriir wanaagsan la leh maamulka Real Madrid sidaa darteed heshiiskan inuu hirgalo ayaa loo badinaa maal mahanagu soo fool leh, Di Mari ayaa dhawaan Real Madrid ka dalbaday inay sanad walbo siiyaan €4m balse Real ayaa dalabkiisa u gacan seertay wuxuuna haatan lacagahaas ka heli doonaa kooxda Monaco madaama labadan labadan xidig min €50m lagu qiimeeyo labadan koox siweyn ayay ugu qanacsan yihiin inay Di Maria iyo Radamel Falcao si dhaafsasdan.



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Ma Runbaa In Kooxaha Monaco Iyo Madrid Ay Isdhaafsan Rabaan Falcao Iyo Di Maria], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/ma-runbaa-kooxaha-monaco-iyo-madrid-ay-isdhaafsan-rabaan-falcao-iyo-di-maria/feed/ 0
Rasmi: Shakira Oo Xaflada Xeritaanka Koobka Aduunka Ka Heesi Doonto http://hiilkubad.com/rasmi-shakira-oo-xaflada-xeritaanka-koobka-aduunka-ka-heesi-doonto/ http://hiilkubad.com/rasmi-shakira-oo-xaflada-xeritaanka-koobka-aduunka-ka-heesi-doonto/#comments Thu, 03 Jul 2014 11:20:01 +0000 http://hiilkubad.com/?p=28100
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Rasmi: Shakira Oo Xaflada Xeritaanka Koobka Aduunka Ka Heesi Doonto], All Right Reserved. 2014.
]]>
Shakira singing

Fanaanada reer Colombia Shakira ayaa si rasmi ah loogu doortay xaflada xiritaanka koobka aduunka inay ka heesto, Finalaha koobka aduunka oo la cayaari doono 13-bishan kana dhici doono magaalada Rio de Janeiro ayaa Shakira ku guuleesatay inay bandhig faneed ka sameyso garoonka sidoo kalena heesta lagu xiri doono koobka aduunka ay qaado waxayna noqon doontaa markii 3-aad oo xariir ah oo ay koobka aduunka hees kusoo qatinto fanaanadan caanka ah madaama koobkii aduunka 2006 iyo 2010 ay iyadana hees kusoo xirtay xafladii gaba gabada la qabtay.

37-jirkan aduunka magaca ku leh ayaa ka qaadi doonto gudaha Maracana stadium heesteeda La La La (Brazil 2014) waxayna sheegtay inay aad ugu faraxsan tahay in loo doortay gaba gabada koobka aduunka inay hees ka qaado waxayna tiri “hada wax kale ma oran karo oo aan ahayn inaan aad u faraxsanahay, waxaana rajeynaa inaa bandhig wanaagsan Maracana kasoo bandhigi doono!”

Shakira waxaa xaflada gaba gabada ee koobka aduunka lagu xiri doono ku wehlin doonaan Fanaaniinta kala ah Carlos Santana, Wyclef Jean, Alexandre Pires, Ivete Sangalo iyo caruurta magaalada Rio ku nool oo sameyn doonaan bandhig faneedyo kala duwan.



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Rasmi: Shakira Oo Xaflada Xeritaanka Koobka Aduunka Ka Heesi Doonto], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/rasmi-shakira-oo-xaflada-xeritaanka-koobka-aduunka-ka-heesi-doonto/feed/ 0
Tima Jare Rob Ferrel Oo Ku Caan Baxay Sameyn Muqaalka Xidigaha Koobka Aduunka Ka Qayb Qaadanaayo Qaab Jariin!! http://hiilkubad.com/tima-jare-rob-ferrel-oo-ku-caan-baxay-sameyn-muqaalka-xidigaha-koobka-aduunka-ka-qayb-qaadanaayo-qaab-jariin/ http://hiilkubad.com/tima-jare-rob-ferrel-oo-ku-caan-baxay-sameyn-muqaalka-xidigaha-koobka-aduunka-ka-qayb-qaadanaayo-qaab-jariin/#comments Wed, 02 Jul 2014 11:34:53 +0000 http://hiilkubad.com/?p=28002
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Tima Jare Rob Ferrel Oo Ku Caan Baxay Sameyn Muqaalka Xidigaha Koobka Aduunka Ka Qayb Qaadanaayo Qaab Jariin!!], All Right Reserved. 2014.
]]>
Robb barber

Tima jaraha reer Mareenkan Rob Ferrel ayaa saxaafada aduunka soo jiitay kadib markii uu keenay hab jariin cusub kaasi oo uu macaamiil badan ku abuurtay, Ferrel oo ku nool magaalada Texas ayaa soo bandhigay sawiro muujinaayo macaamiisha uu timaha u jaray inuu madaxooda ku sawiri karo qaar ka mid ah xidigaha koobka aduunka ka qayb qaadanaayo, Rob Ferrel ayaa u suura gashay inuu wareysi dheer siiyo wargeska The Times wuxuuna sheegay in dhamaan xidigaha koobka aduunka ka qayb qaadanayaan mid walbo uu sawiro karo hada ma ahan sawir warqad lagu sameynayo ee wuxuu sameynayaa inuu timaha dadka uu u jaraayo madaxooda ku dul sawiro cayaaryahankii uu doono.

Rob Ferrel creates Javier Hernandez

Rob Ferrel wuxuu sheegay qofkii ugu imaado xaruntiisa sidoo kalena ka codsado cayaaryahanka uu jecel yahay inuu jeegada ugu sawiro qaab jariin ah aysan wax badan ku qadaneyn kaliya wuxuu sheegay in daqiiqado kooban uu ku sameyn karo wuxuuna ninkaan gudaha dalka Mareekanka ku yeeshay macaamiil badan, labada sawir ee sare ka muuqato ayaa kala ah Lionel Messi iyo Javier Hernandez wuxuuna ku sawiray asigoo qaab jariin adeegsanaayo madaxyada labo qof oo macamiilkiisa ah kuwaas oo dalbadeen in madaxooda lagu sawiro Messi iyo Hernandez!



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Tima Jare Rob Ferrel Oo Ku Caan Baxay Sameyn Muqaalka Xidigaha Koobka Aduunka Ka Qayb Qaadanaayo Qaab Jariin!!], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/tima-jare-rob-ferrel-oo-ku-caan-baxay-sameyn-muqaalka-xidigaha-koobka-aduunka-ka-qayb-qaadanaayo-qaab-jariin/feed/ 0
Sawiro Xiiso Badan Oo Laga Sameeyay Iskoorkii Uu Dhigay Goolhaye Tim Howard http://hiilkubad.com/sawiro-xiiso-badan-oo-laga-sameeyay-iskoorkii-uu-dhigay-goolhaye-tim-howard/ http://hiilkubad.com/sawiro-xiiso-badan-oo-laga-sameeyay-iskoorkii-uu-dhigay-goolhaye-tim-howard/#comments Wed, 02 Jul 2014 11:11:08 +0000 http://hiilkubad.com/?p=27997
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Sawiro Xiiso Badan Oo Laga Sameeyay Iskoorkii Uu Dhigay Goolhaye Tim Howard], All Right Reserved. 2014.
]]>
Howard

Goolhayaha xulka USA Tim Howard ayaa taariikhda koobka aduunka baal dahab ah ka galay kadib markii kulankii USA Vs Belgium uu bad baadiyay 16-kubadood oo gool loo fishay waaa iskoor koobka aduunka ku cusub weliba waxaa ugu dambeesay sanadii 1966 goolhaye geesinimadan oo kale muujiyo, inkastoo xulka USA 2-1 looga badiyay sidoo kalena gabi ahaanba ay koobka aduunka isaga hareen hadana goolhaye Howard ayaa hadal heynta kulankan qaatay sidoo kalena amaan aan dhaamad laheyn ayuu muteestay.

View image on Twitter

Goolhayan kooxda Everton ka tirsan ayaa xidigaha Belgium ka bad baadiyay fursado badan oo gool loo fishay hadaba waxaa laga sameeyay sawiro cajiib ah oo lagu muujinaayo geesinimadiisa iyo iskoorka uu koobka aduunka kusoo kordhiyay fadlan hoos kaga bogo:

View image on Twitter

View image on Twitter

View image on Twitter

Hand of God: Tim Howard is depicted as being capable of saving Diego Maradona's handball goal

Bite: Howard stopping Uruguay's Luis Suarez from chomping on Italy defender Giorgio Chiellini

Jurassic: Howard dives to catch a meteorite to save the dinosaurs from extinction

Popped: Howard could have saved Lewis Hamilton's tyre blow-out during this race

Saviour: Under the hashtag #ThingsTimHowardCouldSave, the US keeper stopping Bambi's mother from dying



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Sawiro Xiiso Badan Oo Laga Sameeyay Iskoorkii Uu Dhigay Goolhaye Tim Howard], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/sawiro-xiiso-badan-oo-laga-sameeyay-iskoorkii-uu-dhigay-goolhaye-tim-howard/feed/ 0
Maxaa Kala Socotaa Goolhayaha Xulka Brazil Julio Cesar Iyo Hantida Uu Leeyahay http://hiilkubad.com/maxaa-kala-socotaa-goolhayaha-xulka-brazil-julio-cesar-iyo-hantida-uu-leeyahay/ http://hiilkubad.com/maxaa-kala-socotaa-goolhayaha-xulka-brazil-julio-cesar-iyo-hantida-uu-leeyahay/#comments Wed, 02 Jul 2014 07:58:50 +0000 http://hiilkubad.com/?p=27968
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Maxaa Kala Socotaa Goolhayaha Xulka Brazil Julio Cesar Iyo Hantida Uu Leeyahay], All Right Reserved. 2014.
]]>
Cesar

Julio Cesar wuxuu kubada cagta ka gaaray heerkii ugu sareeyay sidoo kalea goolhayahan waaya araga ah wuxuu ku jiraa da’dii cayaaraha heerka caalamiga ah looga fariisan lahaa sidaa darteed koobka aduunka ee haatan ka socdo dalkiisa hooyo ayuu doonayaa inuu ku guuleesto si uu garoomada u faarujiyo asigoo gacanta ku heesto abaal marinta aduunka ugu qiimaha badan.Waxaan maanta idiin heynaa macluumaad ku saabsan goolhayahan tayada wanaagsan hantida uu leeyahay iyo guulihii uu kubada cagta ka gaaray fadlan hoos kaga bogo:

Julio Cesar hantida uu heesto: $10.5 Million

Mushaarka sanadlaha ah: $4.5 Million

Xiliga uu dhashay: September 3, 1979

Goobta uu ku dhashay: Duque de Caxias, Rio de Janeiro, Brazil

Naadiga uu haatan ka tirsan yahay: Tornoto FC

Da’diisa: 34-sano

Magaca xaaskiia: Susana Werner

Caruurta u joogto: Cauet Werner Espíndola, Giulia Werner Espíndola

Koobabka/Bildaha Ugu muhiimsanaa ee uu Cesar ku guuleestay:

3 Titles Campeonato Carioca – with Flamengo

5 Times : Serie A Champion – with Inter milan

3 Times – Coppa Italia Winner

Supercoppa Italiana Winner

Uefa Champions League Winner – 1 time

Fifa Club World Cup 2010 winner

Copa América – Winner 2004 – Brazil

FIFA Confederations Cup : 2 Times – With Brazil

Serie A Goalkeeper of the Year – 2 Times

UEFA Club Goalkeeper of the Year

Confederation Cup 2013 Golden Glove



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Maxaa Kala Socotaa Goolhayaha Xulka Brazil Julio Cesar Iyo Hantida Uu Leeyahay], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/maxaa-kala-socotaa-goolhayaha-xulka-brazil-julio-cesar-iyo-hantida-uu-leeyahay/feed/ 0
Deg Deg: Luis Suarez Oo Raali Galin Ka Bixiyay Qaniinyadii Giorgio Chiellini http://hiilkubad.com/deg-deg-luis-suarez-oo-raali-galin-ka-bixiyay-qaniinyadii-giorgio-chiellini/ http://hiilkubad.com/deg-deg-luis-suarez-oo-raali-galin-ka-bixiyay-qaniinyadii-giorgio-chiellini/#comments Mon, 30 Jun 2014 17:48:58 +0000 http://hiilkubad.com/?p=27759
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Deg Deg: Luis Suarez Oo Raali Galin Ka Bixiyay Qaniinyadii Giorgio Chiellini], All Right Reserved. 2014.
]]>
Suarez

Ugu dambeyntii Luis Suarez ayaa gar waaqsaday qaladkii waalida ahaa ee uu galay wuxuuna xidigan raali galin buuxdo ka bixiyay qaniinyadii uu kula kacay Giorgio Chiellini taasi oo uu ku muteestay ganaax 4-bilood ah, inkastoo maalmo ka hor uu xidigan sheegay inuusan si toos ah u qaniinin Chiellini hadana Suarez ayaa dib isugu laabtay wuxuuna barta Twitter-ka soo dhigay raali galin buuxdo oo sidaan u qorneed:

kadib markii maalmo badan aan gurigeyga joogay sidoo kalena qoyskeyga aan waqti la qaatay waxaan helay xasilooni iyo fursad aad ku ogaan karo wixii aan sameeyay kulankii Itlay-Uruguay oo dhacay 24 June 2014.

Kadib markii aan meel iska dhigo wixii ay saxaafada sheeg sheegtay iyo dadaalkii aan koobka aduunka ka sameenay, xaqiiqada waxay tahay in saaxiibkeyga Giorgio Chiellini ay dhib kasoo gaartay jir ahaan qaniinyadii kadib markii aan isku dhacnay dhibaatadii ka dhalatay sidaa darteed waxaan oran lahaa:

  • aad iyo aadban uga shaleynayaa wixii dhacay!
  • Waxaan raali galin buuxdo siinaya Giorgio Chiellini iyo sidoo kalena dhamaan dadka ehelka u ah kubada cagta.
  • Sidoo kale waxaan si buuxdo dadka hoortooda uga balan qaadaa inaysa mardame fal sidaan oo kale ah aan ku kici doonin.

Montevideo, 30 June 2014.



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Deg Deg: Luis Suarez Oo Raali Galin Ka Bixiyay Qaniinyadii Giorgio Chiellini], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/deg-deg-luis-suarez-oo-raali-galin-ka-bixiyay-qaniinyadii-giorgio-chiellini/feed/ 1
Deg Deg: Kaka Oo AC Milan Isaga Tagay! http://hiilkubad.com/deg-deg-kaka-oo-ac-milan-isaga-tagay/ http://hiilkubad.com/deg-deg-kaka-oo-ac-milan-isaga-tagay/#comments Mon, 30 Jun 2014 13:27:17 +0000 http://hiilkubad.com/?p=27755
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Deg Deg: Kaka Oo AC Milan Isaga Tagay!], All Right Reserved. 2014.
]]>
Kaka Milan

Kooxda AC Milan ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in Kaka ay iska fasaxday kadib markii labada dhinac ay arinkan ku heshiiyeen Milan ayaa saxaafada aduunka aqbaartan la wadaagtay waxayna kooxdan sheegtay in Kaka la fasaxay sidoo kalena uu xur yahay naadigii uu doono inuu ku biiro, halyeega reer Brazil xili cayaareedkii hore bilawgiisii ayuu Milan dib ugu soo laabtay kadib markii uu Real Madrid isaga soo tagay balse wuxuu ku guul dareestay inuu si joogto ah Milan ugu cayaaro sidoo kalena kooxdiisa waxay ku guul dareesatay inay koobka horyaalada Yurub usoo baxdo xili cayaareedkan nagu soo fool leh.

Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay xarunta Milan ayaa lagu sheegay in qandaraaska Kaka la nasaqay wuxuuna u qornaa sidaan “AC Milan waxay ku dhawaaqday inay nasaqday qandaraaskii Kaka kadib markii labada dhinac ay ku wada heshiiyeen” 32-jirkan ayaa lagu wadaa inuu u dhaqaaqo naadiga Orlando City ee dalka Mareekanka asigoo xiisenaayo MSL horyaalka Mareekanka madaama horyaalka Mareekanka fasax ku jiraan kooxihiisa Kaka ayaa lagu wadaa inuu dib ugu laabto dalkiisa hooyo wuxuuna qaab amaah ahaan ah ugu biiri doonaa naadiga Sao Paulo waxaana arinkan xaqiijiyay gudoomiye ku xigeenka kooxda Sao Paulo Ataide Gil Guerreiro.



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Deg Deg: Kaka Oo AC Milan Isaga Tagay!], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/deg-deg-kaka-oo-ac-milan-isaga-tagay/feed/ 1
Rasmi: Inter Milan Oo Gudoomiye Ku Xigeen U Magacaawday Zanetti Sidoo Kalena Lambarkiisa http://hiilkubad.com/rasmi-inter-milan-oo-gudoomiye-ku-xigeen-magacaawday-sidoo-kalena-lambarkiisa/ http://hiilkubad.com/rasmi-inter-milan-oo-gudoomiye-ku-xigeen-magacaawday-sidoo-kalena-lambarkiisa/#comments Mon, 30 Jun 2014 13:12:06 +0000 http://hiilkubad.com/?p=27751
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Rasmi: Inter Milan Oo Gudoomiye Ku Xigeen U Magacaawday Zanetti Sidoo Kalena Lambarkiisa], All Right Reserved. 2014.
]]>
Zanetti

Gudoomiyaha kooxda Inter Milan Erick Thohir ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in halyeega kooxdan Javier Zanetti oo dhawaan cayaaraha ka fariistay in laga dhigay gudoomiye ku xigeenka Inter Milan sidoo kalena lambarkiisa 4-aad gabi ahaanba meel la dhigi doono si loo sharfo waxqabadka halyee Zanetti, daafaca reer Argentina mudo 19-sano oo aad u qurux badan ayuu garoonka San Serio kusoo qaatay wuxuuna Inter Milan asigoo kabtan ah u qaaday 5-horyaal, 4-Copa Italia, 1-Champions League iyo 1-FIFA Club World Cup sida darteed sumcad aan lasoo koobi karin ayuu Zanetti gudaha Inter Milan ku leeyahay.

Gudoomiye Erick Thohir oo xaqiijinaayo xilka loo magacaabay Zanetti wuxuu yiri “Zanetti wuxuu ahaan doonaa gudoomiye ku xigeenka Inter Milan labada sano ee nagu soo fool leh sidoo kalena maamulka Inter waxay isku raaceen in lambarkiisa 4-aad la xareeyo laguna sharfo guulihii uu Inter Milan gaarsiiyay!” masuulkan oo la hadlaayay wargeska La Gazzetta dello Sport ayaa sidoo kale sheegay in tababare Walter Mazzari heshiis cusub laga saxiixi doono wuxuuna yiri ”              waxaan rajeynaa inaan sida ugu dhaqsiyaha badan Mazzari heshiis cusub kaga saxiixno xaq ayuu u leeyahay labo sano oo dhameestiran inaan Inter Milan ku aamino”

Ugu dambeyntii milkiilaha Inter Milan Erick Tohir ayaa sheegay in dalabyo ku aadan xidigaooda Mauro Icardi uu so gaaray wuxuuna yiri “kooxo dhowr ah ayaa inoo soo gudbiyeen dalab wanaagsan oo ku adan Icardi balse diyaar uma nahin xidigaheena muhiimka ah inaan iska iibino wuxuuna qorshaheena yahay inaan dhisno Inter Milan awood badan”



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Rasmi: Inter Milan Oo Gudoomiye Ku Xigeen U Magacaawday Zanetti Sidoo Kalena Lambarkiisa], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/rasmi-inter-milan-oo-gudoomiye-ku-xigeen-magacaawday-sidoo-kalena-lambarkiisa/feed/ 0
Rasmi: Bayern Munich Oo Sare U Qaaday Qiimaha Ay Ku Dooneyso Arturo Vidal http://hiilkubad.com/rasmi-bayern-munich-oo-sare-qaaday-qiimaha-ay-ku-dooneyso-arturo-vidal/ http://hiilkubad.com/rasmi-bayern-munich-oo-sare-qaaday-qiimaha-ay-ku-dooneyso-arturo-vidal/#comments Sun, 29 Jun 2014 12:26:39 +0000 http://hiilkubad.com/?p=27608
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Rasmi: Bayern Munich Oo Sare U Qaaday Qiimaha Ay Ku Dooneyso Arturo Vidal], All Right Reserved. 2014.
]]>
Vidal

Naadiga Bayern Munich oo mudo dheer ku raad joogtay saxiixa mashiinka xulka Chile iyo kooxda Juventus Arturo Vidal ayaa sare u qaaday qiimaha ay ku dooneyso waxayna Munich isku diyaarinee bartamaha todobaadkan inay dalab rasmi ah u gudbiso kooxda Juventus madaama Vidal ay kooxo badan saxiixiisa ku raad joogaan, Sport Mediaset ayaa sheegay in Bayern ay dhigeeda Juventus miiska u saartay €40m waxayna maamulka Bayern aad ula dhacsan yihiin qaab cayaareedka Vidal oo koobka aduunka kasoo bandhigay kubad wanaagsan sidaa darteed masuuliyiin ka socdaan naadiga reer Jarmal ayaa magalada Turin soo gaari doonaan maal maha nagu soo fool leh.

Inkastoo Bayern dalabkeeda €40m shaaca ka qaaday hadana weli qiimahan uma dhawo midka ay Juventus dul dhigtay Vidal kaasi oo gaarayo €60m, laakiin kooxda Bayern Munich waxay kalsooni ka muujisay soo xero galinta Vidal madaama agaasimaha guud ee kooxda Juventus Beppe Marotta oo aqbalay inuu la kulmo saraakiisha ka socdaan Bayern ee magaalada Turin soo gaari doonaan, hadii Bayern Munich ay ku guuleesato saxiixa Vidal waxay niyad jab weyn ku noqon doontaa kooxaha Real Madrid, Manchester United, Chelsea iyo Manchester City oo dhamaantood ku raad joogaan xidigan awooda badan khadka dhexena lagu aamin karo.



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Rasmi: Bayern Munich Oo Sare U Qaaday Qiimaha Ay Ku Dooneyso Arturo Vidal], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/rasmi-bayern-munich-oo-sare-qaaday-qiimaha-ay-ku-dooneyso-arturo-vidal/feed/ 0
Waa Kuma Xidiga Xiga Ee Uu Luis Suarez Qaniini Doono? http://hiilkubad.com/waa-kuma-xidiga-xiga-ee-uu-luis-suarez-qaniini-doono/ http://hiilkubad.com/waa-kuma-xidiga-xiga-ee-uu-luis-suarez-qaniini-doono/#comments Sat, 28 Jun 2014 11:07:41 +0000 http://hiilkubad.com/?p=27470
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Waa Kuma Xidiga Xiga Ee Uu Luis Suarez Qaniini Doono?], All Right Reserved. 2014.
]]>
suarez

Qoraa reer Australia ah kuna caan baxay inuu sadaal ka bixiyo dhacdooyin Sports-ka ayaa sheegay in Luis Suarez uu mar afaraad cayaaryahan qaniini doono marka uu soo dhameesto ganaaxa 4-bilood ee la dul dhigay wuxuuna qoraagan sheegay in Suarez uusan dareenkiisa xakameyn karin sidaa darteed hadaba waa kuma xidiga xiga ee uu Suarez qaniini doono?

Qoraagan ayaa sheegay in Suarez uu qaniinyo kala dul dhici doono Patrice Evra marka uu Premiership-ka England dib ugu soo laabto sidoo kale qoraagan ayaa sheegay in Suarez uu qaniini doono qaar ka mid ah xidigaha Liverpool hadii ay tababarka isku fahmi waayaan!

Sidoo kale qoraagan ayaa ku kaftay in Luis uu qaniini doono boqorada dalka England hadii uu fursad ku helo balse marka hore waxaa uga sahlan inuu qaniino duqa magaalada London Boris Johnson madaama uu todobaad walbo London u imaado inuu kooxdiisa Liverpool Premiership-ka kula cayaarto kooxaha London ka dhisan!



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Waa Kuma Xidiga Xiga Ee Uu Luis Suarez Qaniini Doono?], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/waa-kuma-xidiga-xiga-ee-uu-luis-suarez-qaniini-doono/feed/ 1