Home » Horyaalada » italian Serie A » Chelsea Oo Diyaar U Ah Inay £70m Iyo Xidig Muhiim Ah Juve Ku Wareejiso Si Pogba Kaga Hesho

Chelsea Oo Diyaar U Ah Inay £70m Iyo Xidig Muhiim Ah Juve Ku Wareejiso Si Pogba Kaga Hesho


Oscar-Chelsea

Warkii hore war soo dhaaf waxaana haatan Chelsea ka go’aan ah in xagaaga nagu soo fool leh Paul Pogba ay gacanta kusoo dhigaan inkastoo xidigan kooxo badan ku raad joogaan.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa ee aan kasoo xiganay Metro ayaa sheegayo in Chelsea ay qorshe adag dajisay kaasi oo ah inay dhigeeda Juventus ku wareejiso £70m iyo xidig muhiim ah.

Xidiga qayb ka noqon doono heshiiska Pogba ayaa lagu sheegay inuu yahay Oscar inkastoo 23-jirkan uu dhawaan heshiis cusub saxiixay hadana macalin Jose Mourinho diyaar ayuu u yahay inuu ka samro marba hadii uu helaayo Pogba,

Balse Gazette delo Sport wuxuu qoran warbixin caksi ku ah mida Metro taasi oo ah in Chelsea ay Juve ku wareejin doonto Oscar iyo lacago midaas oo qiimaha guud ka dhigi doonto  £70m waana lacagaaha ay Juve xidiga reer France ku dooneyso.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>