Home » Maxaa Cusub » Ciyaartii Serbia Iyo Albania Oo La Hakiyay Kadib Markii Ay Ka Dhaceen Qalalaaso Lug Ku Leh Siyaasad (Sawiro)

Ciyaartii Serbia Iyo Albania Oo La Hakiyay Kadib Markii Ay Ka Dhaceen Qalalaaso Lug Ku Leh Siyaasad (Sawiro)


Albania and Serbia

 

Ciyaartii xalay dhexmartay xulalka Albania iyo Serbia ayaa la hakiyay kadib markii ay faraha la gashay Siyaasad uu sababay daafaca xulka Serbia Stefan Mitrovic isagoo dhulka soo dhigay calan ay waday diyaarad yar oo aan duuliye laheyn oo garoonka dhexdiisa lagu sii daayay.

Xiriirka UEFA ayaa horay u ganaaxay taageerayaasha xulka Albania iney ka qeyb galaan kulankaan sababo dhanka siyaasada oo laga cabsi qabay balse waxaa la ogolaaday in labada xul ay kulmaan inkastoo markii xidiga Stefan Mitrovic uu dhulka soo dhigay calanka ay isku dhacyo u dhaxeeya ciyaartoyda yimaadeen walow ay jamaahiirta Serbia lug ku yeesheen.

Garsoore Martin Atkinson oo ahaa garsoorihii ciyaarta ayaa ku dhawaaqay in la hakiyo ciyaarta, kadib markii ciyaartoyda Albania ay si orod ah ku galeen Tunelka laga soo baxo marka garoonka lasoo galayo.

Dalka Serbia ayaa diiday inuu aqoonsado Kosovo oo xornimado qaatay sanadii 2008, iyadoo 7-ka mid ah ciyaartoyda Albania ay ku dhasheen gobolka Kosovo.

Kabtanka xulka Aleksander Kalorov ayaa muujiyay sida uu u jecel yahay ineysan waxyeelo dhicin isagoo sameeyay ficil ku dayasho mudan madama uu xidigaan isku dayay ineysan jamaahiirta waxyeelo u geysan xidigaha Albania.

The flag is flown above the pitch by a drone with the message 'autochthonous', meaning indigenous

Stefan Mitrovic leaps to grab the flag and pull it and the drone to the ground - leading to chaos

Mitrovic tugs at the strings holding the now-grounded flag to the drone flying above

Nemanja Gudelj holds the flag while Albania's Bekim Balaj and Andi Lila try to protect it

Tension boiled over as fans and officials spilled onto the pitch after the flag was pulled down

The drone struggles to fly as players from both sides get involved in a scuffle

Southampton's Dusan Tadic is at the centre of a scuffle along with Manchester City's Aleksandar Kolarov

Fans and players clashed on the pitch as tensions reached fever pitch in Belgrade

Players and officials scuffle after the flag is pulled down - the match has since been abandoned

The players brawl while a chair is launched towards them by another pitch invader

Albanian players try to take cover as they flee to the tunnel - a chair can be seen being thrown above them

The Albanian players pile into the tunnel with one of the electronic advertising hoardings knocked over

Chelsea defender Branislav Ivanovic walks from the pitch with his head bowed on a disgraceful night

Riot police attempt to contain fans in the stands of the Partizan Stadium

A flare is lit among the Serbian crowd - it is not known whether the fans shown in this picture were involved in the disorder

Chelsea defender Branislav Ivanovic watches on as the Albanian players seize the flag

Riot police and fans clash in the stands before the game was later cancelled - it is not known whether the fans shown in this picture were involved in the disorder

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>