Home » Maxaa Cusub » Kane, Coutinho, Sterling & Musharaxiinta Abaalmarinta Xidiga Xili Ciyaareedka Horyaalka EPL-ka Dhanka Da’yarta

Kane, Coutinho, Sterling & Musharaxiinta Abaalmarinta Xidiga Xili Ciyaareedka Horyaalka EPL-ka Dhanka Da’yarta


PFA young

Si la mid ah abaalmarinta xidiga xili ciyaareedka ee lagu dhawaaqay waxaa iyana lagu dhawaaqay musharaxiin lix gaaraya oo ku tartami doona abaalmarinta xidiga ugu wanaagsan xili ciyaareedka horyaalka EPL-ka waliba dhanka da’yarta.

Hazard, Kane, De Gea iyo Coutinho ayaa labada dhinac ku jira waxaana dhanka da’yarta ku wehliya goolha Thibaut Courtios iyo Raheem Sterling taasoo ka dhigan in Chelsea ay dhinac walba laba xidig ku leedahay, halka Liverpool ay da’yarta laba xidig ku leedahay.

Abaalmarintaan waxaa la siiyaa ciyaartoyda da’doodu ka yartahay 23-ka sano Hazard ayaana ah xidiga ku guuleystay xili ciyaareedkii hore madama xidiga xili ciyaareedka dhanka waawenka uu ku guuleestay Luis Suarez.

HADABA LIISKA:

1. Eden Hazard [Chelsea]

2. Harry Kane [Tottenham]

3. David De Gea [Man United]

4. Thibaut Courtios [Chelsea]

5. Philippe Coutinho [Liverpool]

6. Raheem Sterling [Liverpool]

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>