Phil Jones ayaa loo doortay daafaca ugu waaagsan qaarada Yurub dhalinta da’dooda ka hooseyso 23-sano waxaana u doorteen xidiga ururka CIES.
Jones ayaa abaal qiimeyntan kaga sara maray daafacyada kala ah Rapheal Varane oo Real Madrid ka tirsan Jose Gimenez oo Atletico Madrid u cayaaro.
Jones aya xili cayaareedkan bandhig wanaagsan ka sameeyay Premiership-ka England wuxuuna kusoo baxay daafac kooxda Man United aysan ka maarmin.
Hadaba hoos kaga bogo ururka CIES qiimeyna ay sameeyeen iyo 10-ka daafac dhexe oo ay u doorteen inay qaarada Yurub ugu wanaagsan yihiin kuwa da’dooda ka hooseyso 23-sano:
1 – Phil Jones (Man Utd)
2 – Jose Gimenez (Atletico Madrid)
3 – Raphael Varane (Real Madrid)
=4 – Marquinhos (PSG)
=4 – Stefan de Vrij (Lazio)
6 – Tin Jedvaj (Leverkusen)
7 – Niklas Sule (Hoffenheim)
8 – Michael Keane (Burnley)
9 – Jores Okore (Aston Villa)
10 – Shkodran Mustafi (Valencia)
Sidoo kale CIES waxay soo bandhigtay boos walbo 10-ka xidig ee xili cayaareedkan ugu wanaagsan kuwa da’dooda ka hooseyso 23-sano:
10-ka daafaca garbaha midig/bidix ka cayaaraan kuwooda ugu wanaagsan:
1- Layvin Kurzawa (Monaco)
2 – Ricardo Rodriguez (Wolfsburg)
3 – David Alaba (Bayern)
4 – Juan Bernat (Bayern)
5 – Djibril Sidibe (Lille)
6 – Wendell Nascimento (Leverkusen)
7 – Jordan Amavi (Nice)
8 – Calum Chambers (Arsenal)
9 – Daniel Carvajal (Real Madrid)
10 – Jin-su Kim (Hoffenheim)
10-ka xidig ee khadka dhexe ugu wanaagsan kuwaas oo da’dooda ka hooseyso 23-sano:
1- Marco Verratti (PSG)
2 – Paul Pogba (Juventus)
=3 – Granit Xhaka (M’gladbach)
=3 – Geoffrey Kondogbia (Monaco)
5 – Gilbert Imbula (Marseille)
6 – Bryan Dabo (Montpellier)
7 – Jordan Ferri (Lyon)
=8 – Rafidine Abdullah (Lorient)
=8 – Ruben Pardo (Real Sociedad)
=8 – Nabil Bentaleb (Tottenham)
10-ka kubad sameeye ee ugu wanaagsan qaarada Yurub kuwaas oo da’dooda ka hooseyso 23-sano:
1 – Isco (Real Madrid)
2 – Bernardo Silva (Monaco)
3 – Yannick Ferreira Carrasco (Monaco)
4 – Moi Gomez (Villarreal)
5 – Mario Gotze (Bayern)
6 – Federico Cartabia (Cordoba)
=7 – Morgan Sanson (Montpellier)
=7 – Koke (Atletico Madrid)
9 – Philippe Coutinho (Liverpool)
10 – Maximilian Arnold (Wolfsburg)
10-ka weearyahan ee ugu wanaagsan qaarada Yurub kuwaas ee da’dooda ka hooseyso 23-sano:
1 – Felipe Anderson (Lazio)
2 – Neymar (Barcelona)
3 – Clinton N’Jie (Lyon)
4 – Nabil Fekir (Lyon)
5 – Paulo Dybala (Palermo)
6 – Harry Kane (Tottenham)
7 – Raheem Sterling (Liverpool)
8 – Lucas Moura (PSG)
9 – Luciano Vietto (Villarreal)
10 – Anthony Martial (Monaco)