Home » Maxaa Cusub » Daafacii Hore Chelsea, Arsenal & Spurs William Gallas Oo Ka Fariistay Kubada Cagta

Daafacii Hore Chelsea, Arsenal & Spurs William Gallas Oo Ka Fariistay Kubada Cagta


Gallas

 

Daafacii hore kooxaha reer London ee kala ah Chelsea, Arsenal & Tottenham Hotspur William Gallas ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay kubada cagta maanta.

William Gallas ayaa waqti fiican lasoo qaatay kooxaha Premier League iyo xulkiisa Faransiiska inkastoo uu kaliya laba horyaal la qaaday kooxda Blues sanadahii 2004/2005 iyo 2005/2006.

“Ma fududa inaad ku dhawaaqdo” Ayuu 37-jirkaan yiri, “Waxaad mar walba nafsadaada u sheegeysaa inaad horay u socoto, balse maanta wax badan horay uma socon karo” Ayuu mar kale yiri.

William Gallas wuxuu kubada cagta soo bilaabay 1995, isagoo kasoo bilaabay kooxda Caen ee dalka faransiiska, sidoo kalana 84-kulan ayuu u saftay xulka faransiiska, waxaana ka mid ahaa gool muran badan dhaliyay oo uu xulka Faransiiska ugu soo saaray koobkii Aduunka ee 2010, madama kubad uu gacanta kusoo celiyay Henry uu dhameystiray.

Gallas wuxuu sanadihii 1997 ilaa 2001 ka mid ahaa kooxda Marsielle ee dalka faransiiska ka hor inta uusan usoo guurin garoonka Stamford Bridge kuna biirin Chelsea halkaas oo uu ku qaaday labadii koob ee EPL-ka, balse sanadii 2006 ayuu ku biiray Arsenal isagoo qeyb ka noqday heshiiska uu Ashley Cole ku aaday Chelsea.

Sidoo kale sanadii 2010 wuxuu ku biiray Tottenham Hotspur, inkastoo bishii October ee sanadii hore uu heshiis hal sano ah u saxiixay kooxda Perth Glory ee dalka Australia.

SAWIRO DHEERI AH:

Gallas sits dejected on the turf following his famous meltdown at Birmingham in 2008

The frustrated Arsenal captain walks off with manager Arsene Wenger after finally getting up

Gallas (right) tries to split up an altercation between Emmanuel Adebayor and Nicklas Bendtner

Gallas (centre right, holding trophy) celebrates Chelsea winning the Premier League title in 2006

Gallas (left) watches on and eventually scores after Thierry Henry's handball against Ireland in 2009

Gallas celebrates scoring the only goal of the game for Marseille against Manchester United in 1999

The France defender, here evading the challenge of Joe Cole in 2002, joined Chelsea from Marseille

Gallas (right) and Didier Drogba celebrate winning Chelsea's first title for 50 years at Bolton in 2005

The Arsenal centre half rises above Tal Ben Haim to score past his former club Chelsea in 2007-08

Gallas was made Arsenal captain after one season at the club and here celebrates beating AC Milan in 2008

After Arsenal, Gallas moved across north London to Tottenham and he stops Robin van Persie in 2012

Gallas (centre) challenging for the ball while playing for his final club, Perth Glory, in Australia

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>