Home » Horyaalada » Bundesliga » Daawo: Ma Mudnaa Thiago Alcantara In La Siiyo Kaarka Cas Kadib Qaladkii Uu Ka Galay Kiessling?

Daawo: Ma Mudnaa Thiago Alcantara In La Siiyo Kaarka Cas Kadib Qaladkii Uu Ka Galay Kiessling?


Kiessling

Da’yarka reer spain ee ka tirsan kooxda Bayern Munich Thiago Alcantara ayaa qalad nuuca Karateega ah ka galay weeraryahanka kooxda Bayer Leverkusen Kiessling intii ay socotay kulankii xalay ay labada kooxood ku kala baxeen 0-0 kulan ka tirsan koobka DFB Pokal.

Alcantara ayaa isku dayay inuu kubad meel sare ah koontoroolo halka Kiessling isna uu isku dayay inuu si qurux badan kubada xabadka ugu koontoroolo, balse lugta Cantara ayaa xabadka kaga dhacday xidiga Bayer taasoo keentay iney dhibaato so gaarto.

Alcantara ayaa muteystay in la siiyo kaar jaale ah, inkastoo sida ay wax u dhaceen ay noqon kartay in la siiyo kaarka cas.

DAAWO MUUQAALKA:

Fikirkaag: Ma Mudnaa Alcantara In La Siiyo Kaarka Cas?

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>