Home » Maxaa Cusub » Daawo Muuqaal: Cazorla & Podolski Oo Tabiyayaal Ciyaaro Isku Badalay

Daawo Muuqaal: Cazorla & Podolski Oo Tabiyayaal Ciyaaro Isku Badalay


hqdefault

Santi Cazorla iyo Lukas Podolski ayaa tijaabiyay doorkooda tabineed ee ciyaaraha sida tooska ah u socda markii ay tabiyeen ciyaar ay labaduba door ku lahaayeen oo ay ciyaartay Arsenal.

Labadaan xidig ayaa si wanaagsan iskula qabsaday iyagoo ku kaftamay bandhiga labadooda iyo badal lagu sameeyay Cazorla, sidoo kalana Lukas ayaa ciyaartaas ahaa xidiga garoonka iyadoo Arsenal uu laba gool u dhaliyay Lukas.

Sidoo kale labadaan wiil waxaa muuqaalka kala soo muuqan doona Per Mertesacker oo ay wax kaga sheegeen muuqaalka kaas oo dhaawac madaxa ah uu soo gaaray..

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>