Shirkadda Adidas ee heshiiska la ah Lionel Messi ayaa sii deysay muuqaal xayeysiin ah oo uu sameynayo xidigaan reer Argentina ka hor kulanka caawa ay kooxdiisa Camp Nou kusoo dhaweyn doonto Real Madrid.
Xayeysiintaan waxaa cinwaan looga dhigay: [Waxaa Jiri doona dad i neceb], waxaana lagu xayeysiin doonaa kabaha cusub ee ay soo saartay shirkadaas Pibe de Barr10 boots.
DAAWO MUUQAALKA: