Home » Horyaalada » Bundesliga » Daawo Sawirada: Bayern Munich Oo Guul Kusoo Xirtay Bundesliga Iyadoo U Dabaal Dagtay Hanashada Horyaalka

Daawo Sawirada: Bayern Munich Oo Guul Kusoo Xirtay Bundesliga Iyadoo U Dabaal Dagtay Hanashada Horyaalka


Bayern-Munich-Bundesliga-Champions

Bayern Munich ayaa guul kusoo xirtay kulankeedii ugu dambeeyay horyaalka Bundesliga xagaagan kadib markii ay 2-0 ku suldaartay kooxda Mainz 05 kulan xiiso badnaa oo ka dhacay garoonka Allianz Arena.

Bayern goor hore ayey xaqiijisay ku guuleysiga koobka Bundesliga markeedii 25-aad taariikhda, waxeyna u dabaal dageeen maanta Hanashada horyaalka xili Jamaahiirta kooxda ay si qurux badan uga qeyb qaateen dabaal dagaas lagu soo bandhigtay Allianz Arena.

Sida caadada u ah kooxdaan reer Jarmal waxey ciyaartoyda iyo maamulka kooxda isugu hambalyeeyaan isku shubista qamriga waxaana sawirada ka muuqan doona David Alaba iyo Jerome Boateng oo ku shubaya macalin Pep Guardiola.

DAAWO SAWIRADA:

Bayern-Munich-Bundesliga-Champions (2) Bayern-Munich-Bundesliga-Champions (1) 2903341C00000578-3094069-image-m-3_14324033176782901EF1600000578-0-image-a-55_14323894690212901F11D00000578-0-image-a-56_14323894742102901F19300000578-0-image-m-51_14323894097262902C3BD00000578-3094069-image-a-82_14323989038202902C3CD00000578-3094069-image-a-86_14323989356902902C9C900000578-3094069-image-a-85_14323989332082902C9DB00000578-3094069-image-a-74_14323982810582902C55D00000578-3094069-image-a-75_14323982847842902C94F00000578-3094069-image-a-94_14323998344522902DF3800000578-3094069-image-a-88_14323993043112902E34000000578-3094069-image-a-96_143239987802029023F7600000578-3094069-image-a-68_1432392688047290247C100000578-3094069-image-a-66_1432392653340

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>