Home » Horyaalada » italian Serie A » Daawo Sawirada: Juventus Oo U Dabaal Dagtay Hanashada Horyaalka Serie A-da Xilli Ay Guul Ka Gaartay Napoli

Daawo Sawirada: Juventus Oo U Dabaal Dagtay Hanashada Horyaalka Serie A-da Xilli Ay Guul Ka Gaartay Napoli


2902CA3300000578-3094269-image-a-108_1432405311495

Juventus ayaa guul raaxo leh ka gaaray iyadoo soo afjartay hamigii ay Napoli ka qabtay iney usoo baxdo koobka horyaalada yurub xagaaga soo aadan madama ay ku suldaartay 3-1.

Sadex gool oo ka timid Sturaro, Roberto Pereyra iyo Simone Pepe ayaa so afjaray nolosha kooxda uu hogaamiyo Rafael Benitez iyagoo goolka ay dhaliyeena kaga mahad celinaya Lopez.

Massimiliano Allegri ayaa koobkii labaad gacanta ku dhigay isagoo maalmo ka hor si dhib leh Lazio kaga qaaday Coppa Italia, halka uu kooxda geeyay Finalka koobka Horyaalada Yurub.

Taariikhda markii ugu horeysay ayey noqoneysaa in Juventus ay isku qaado koobab sadexley ah hadii ay sidaas sameyso marka ay Berlin kula kulmaan Barcelona 6-da June.

DAAWO SAWIRADA:
2902D63500000578-3094269-image-a-111_1432405399962 2902D86500000578-3094269-image-a-107_1432405265895 2903757A00000578-3094269-image-a-118_1432406500025 2903748500000578-3094269-image-a-120_1432406601603 2903824000000578-3094269-image-a-138_1432407392424

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>