Home » Horyaalada » italian Serie A » Daawo Sawirada: Kooxda Juventus Oo Hanatay Coppa Italia Markii Ugu Horeysay Labaatan Sano Kadib

Daawo Sawirada: Kooxda Juventus Oo Hanatay Coppa Italia Markii Ugu Horeysay Labaatan Sano Kadib


alessandro-matri-juventus-lazio-coppa-italia-final-win_3305812

Kooxda Juventus ayaa markii ugu horeysay ku guuleysatay Coppa Italia markii ugu horeysay labaatan sano kadib waxeyna kaga mahad celinayaan Alessandro Matri oo dhaliyay goolka guusha waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray ciyaarta.

Stefan Radu ayaa bilaabay bandhiga goolasha ciyaarta daqiiqadii 4-aad markii uu madaxeeyay kuabd laad xor aheyd oo dhinaca midig laga keenay, balse Juve ayaa heshay barbaro 6-daqiiqo kadib markii uu Giorgio Chiellini shabaqa gaaray.

Alessandro Matri ayaana dhaliyay goolka guusha daqiiqadii 97-aad ee ciyaarta goolkaas ayaana kaga filnaaday in Juventus ay ku guuleysato Coppa Italia.

28EA28FF00000578-3090017-image-a-20_1432156340926 28EA71D800000578-3090017-image-a-43_1432160085995 28EA74F000000578-3090017-image-a-38_1432159973886 28EAB2BE00000578-3090017-image-a-35_1432159933764 28EBB54C00000578-3090017-image-m-82_1432167211703

 

28EA9A3300000578-3090017-image-a-40_1432160015463 28E9671100000578-0-image-a-17_1432153926970

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>