Aleix Vidal ayaa kusoo biiray kooxda Barcelona isagoo goor dhaw caafimaadka u maray kooxda ka dhisan Camp Nou waxaana uu si toos ah uga mid noqon karaa January 2016 madama kooxdaan uu saaran yahay ganaax dhanka suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ah.
Daafacaan wuxu awood u leeyahay inuu ciyaaro boosas badan, waana xidig u dhashay dalka Spain oo si qurux badan xagagii dhamaaday uga soo shaac baxay naadiga Sevilla wuxuuna ka mid yahay wiilashii lahaa awoodii ay kooxdaas ku qaaday Europa League.
Daawo muuqaalka Aleix Vidal xirfadiisa makula tahay xidigaan heerka caalami inuu badal u noqon karo Dani Alves oo bisha soo aadan si xor ah la filayo inuu Barca kaga tago.
DAAWO MUUQAALKA ALEIX VIDAL: