Home » Horyaalada » La Liga Spain » Daily Mail: Xidigo Waaweyn Oo Iska Waayay Shax Isku Dhaf Ah Oo Laga Sameeyay Kulanka El-Clasico

Daily Mail: Xidigo Waaweyn Oo Iska Waayay Shax Isku Dhaf Ah Oo Laga Sameeyay Kulanka El-Clasico


XI

Iyadoo kulanka El-Clasico la filayo inuu caawa ka qabsoomo gobolka Catalonia gaar ahaan garoonka Camp Nou, hadana Daily Mail ayaa sii sameysay shax isku dhaf ah oo ay ka diyaarisay xidigaha labada kooxood.

Shaxdaan waxaa ka maqan Sergio Ramos iyo Luka Modric kuwaas oo dhaawacyo kaga maqnaa mudooyinkii ugu dambeeyay taas ayaana sababtay in laga reebo sidoo kalana Daily Mail waxey kooxdaan ka reebtay Ronaldo oo aan ku jirin waayahiisii ugu fiicnaa madama uu sanadkaan hoos u dhac muujiyay.

Dhanka kale goolhaye Claudio Bravo iyo Neymar JR ayaa shaxdaan ka maqan iyagoo kusoo daray wiilka reer Britain Gareth Bale kaas oo kasoo jeeda gobolka Wales.

Real Madrid shaxdaan waxey ku yeelatay Sadex xidig oo qura waana Pepe, Bale iyo Isco, halka Barcelona ay ku yeelatay sideed xidig: Rakitic, Ter Stegen, Alves, Pique, Alaba, Mascherano, Messi iyo Suarez.

Shax El-ClasicoShax El-Clasico

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>