Home » Maxaa Cusub » Daily Star: S. Aguero, S. Gerrard, J. Terry & M. Fellaini Oo Hogaaminaya Kooxda Isbuuca Horyaalka Ingiriiska

Daily Star: S. Aguero, S. Gerrard, J. Terry & M. Fellaini Oo Hogaaminaya Kooxda Isbuuca Horyaalka Ingiriiska


Aguero and Silva

Marka laga reebo Arsenal oo caawa ciyaareysa dhamaan kooxaha waaweyn ee EPL-ka ayaa xidigo ku yeeshay kooxda isbuuca horyaalka Ingiriiska.

Manchester City ayaa ku yeelatay xidigaha ugu badan, sadex xidig ayey ku yeelatay kadib markii ay QPR ku xasuuqeen Etihad Stadium, Silva, Aguero iyo Kolarov ayaana kasoo muuqday.

Sidoo kale labada kabtan ee John Terry iyo Steven Gerrard ayaa muuqaal kusoo yeeshay, xili labadaan xidig ay isku jawaabeen kulan ka dhacay Stamford Bridge oo kusoo dhamaaday barbaro 1-1.

Man United ayaa laba xidig ku yeelatay David De Gea iyo Maroune Fellaini, halka Leicester City ay iyana ku yeelatay laba xidig: Ryad Mahrez & Robert Huth kuwaas oo ayagana si qurux badan uga soo muuqday kulankii ay Southampton garaaceen.

Goolhaye:

David De Gea – Manchester United

Daafaca:

RB – Kieran Tripper – Burnley

CB – John Terry – Chelsea

CB – Robert Huth – Leicester

LB – Aleksander Kolarov – Manchester City

Khadka Dhexe:

RM – Ryad Mahrez – Leicester

CM – Steven Gerrard – Liverpool

CM – Marouane Fellaini – Manchester United

LM – David Silva – Manchester City

Weerarka:

ST – Danny Ings – Burnley

ST – Sergio Aguero – Manchester City

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>