Home » Europe » Champions League » Davids, Zamprotta, Henry, Ibrahimovic & Xidigahii Si Wadajir Ah Usoo Maray Kooxaha Barcelona & Juventus

Davids, Zamprotta, Henry, Ibrahimovic & Xidigahii Si Wadajir Ah Usoo Maray Kooxaha Barcelona & Juventus


Barca

Sidaas uma badna tirada ciyaartoy ee soo wada maray kooxaha Barcelona iyo Juventus balse waxaa jira ciyaartoy xirtay labada maaliyadood oo si aad loo xasuusan karo.

Xidigahaan waxey ka kooban yahiin 9 ciyaartoy kuwaas oo muuqaalo kala duwan ku yeeshay labada kooxood waxaana ka mid ah halyeeygii hore Arsenal Thierry Henry kaas oo la xasuusto inuu laba waqti oo aad u kala duwan uu kusoo qaatay labada kooxood.

Daafaca reer Talyaaniga Gianluca Zamprotta iyo sidoo kale daafacii hore xulka Faransiiska Lillian Thuram ayaa ka mid ah liiska xidigaha soo wada maray kooxaha Juventus iyo Barcelona.

Liiskaan waxaa soo qoray Shabakadda Goal.com, iyadoo kala dan leh in la ogaado xidigaha soo wada maray labada kooxood ka hor finalka Champions League-ga ee sabtida ka dhici doona Berlin oo ay labada kooxood isku farasaari doonaan.

  1. Zlatan Ibrahimoic
  2. Martin Caceres
  3. Thiery Henry
  4. Iago Falque
  5. Lilian Thuram
  6. Gianluca Zamprotta
  7. Juan Pablo Sorin
  8. Edgar Davids
  9. Micheal Laudrup

Wiilashaan aan soo sheegnay kaliya Caceres, Ibrahimovic ayaa wali ku dambeeya qaarada yurub kuwaas oo wali ku xamaasha xirfadooda.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>