David de Gea Ayaa lagusoo waramayaa In uusan kasoo jawaabin hadal kasoo yeeray kooxda man united kaas oo ahaa wada xaajoodka ku saabsan heshiis cusub.
Manchester united ayaa la rumeysan yahay in ay doonayso inay ku qanciso siijogidaanka Premier League
24-sano heerka caalami ,ayaa ku jiray qaab ciyaareed cajiib ah ee Red Devils xilli ciyaareedkan oo dhan.
Iyadoo Real Madrid ay kutaamayso in ay badal uga dhigato Iker Casillas.
Sida laga soo xigtay The Mirror, United ka Aya ka Cabsanaysa inay waayi kartaa De Gea isagoo ilaa hadda diiday iskudayga wadahadalada heshiiska cusub kusiijoogilahaa Old Trafford.