Home » Maxaa Cusub » Deg-Deg: Liverpool Oo Dhigeeda Aston Villa Kala Heshiisay Qiimaha Ay Kula Wareegeyso Christian Benteke

Deg-Deg: Liverpool Oo Dhigeeda Aston Villa Kala Heshiisay Qiimaha Ay Kula Wareegeyso Christian Benteke


Benteke

 

Liverpool iyo Aston Villa ayaa ka heshiiyay arinta Christian Benteke sida ay fahantay Sky Sports, waxaana xidigaan uu kusii dhawaanayaa ku biiritaanka kooxda Anfield Ka dhisan.

Liverpool waxey diyaar u tahay iney bixiso lacagaha lagu jabin karo heshiiska Benteke ee dhan 32.5 Malyan oo Pound waxaana la filayaa in todobaadkaan lasoo afjaro wax walba.

24-jirkaan heerka caalami ayaa la rajeynayaa in maalinta talaadada ah uu caafimaadka u mari doono kooxdaan waxaana kadib dhameynta heshiiskiisa kadib uu ku biiri doona kooxda Liverpool ee ciyaareysa kulamada fasaxa si uu ugu safto safto kooxdiisa cusub.

Benteke waa xidig aad ugu raaxeysta inuu ka hor imaado Liverpool, shan gool ayuuna ka dhaliyay 6-dii kulan oo uu ka hor yimid.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>