Home » Maxaa Cusub » DEG-DEG: Micheal Carrick Oo Heshiis Hal Sano Ah U Saxiixay Kooxdiisa Manchester United

DEG-DEG: Micheal Carrick Oo Heshiis Hal Sano Ah U Saxiixay Kooxdiisa Manchester United


Carrick (2)

Xidiga Khadka Dhexe xulka Ingiriiska Michael Carrick ayaa heshiis hal sano ah u saxiixay kooxdiisa isagoo sanad dheeraad ah la joogi doona.

Xidigii hore Tottenham Hotspur ayaa heshiiska uu kula jiray kooxda United wuxuu ku ekaa dhamaadka xagaagan, balse haatan wuxuu ku kordhiyay 12-bilood isagoo ku sugnaan doona ilaa June 2016.

Michael Carrick wuxuu kooxdan ku ciyaarta Old Trafford kusoo biiray 2006, isagoo ka yimid kooxda Tottenham ee ka dhisan waqooyiga London tan iyo markaas wuxuu saftay 376-kulan, isagoo dhaliyay 23-gool oo qura.

Ugu dambeyntiina Carrick ayaa ah xidig muhiim u ah United madama kulamadii uu kusoo bilowday kooxda ay guulo gaareysay xili ciyaareedkaan.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>