Home » Horyaalada » La Liga Spain » RASMI: Mudada Uu Garoomada Ka Maqnaanayo Luka Modric Oo La Xaqiijiyay

RASMI: Mudada Uu Garoomada Ka Maqnaanayo Luka Modric Oo La Xaqiijiyay


Modric

Xiriirka FA-ga dalka Croatia ayaa xaqiijiyay in kubad sameeyaha kooxda Real Madrid Luka Modric uu garoomada ka maqnaan doono mudo sadex bilood ah wuxuuna soo toosi doonaa bisha February.

Xidigaan khadka dhexe ayaa dhaawac uu kasoo gaaray kulankii ay Croatia barbaro la galeen Italy kulan ka tirsan isreeb-reebka Euro 2016, groupka H.

Si Kastaba dhaawaca mudada dheer ee Luka Modric ayaa dhibaato ku noqon kara Real Madrid oo aan heysan burburiye fiican, walow Toni Kroos uu arinkaas ka xumaaday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>