Home » Horyaalada » La Liga Spain » Deg-Deg + Rasmi: Daafaca Real Madrid Marcelo Oo Heshiiska U Kordhiyay Kooxdiisa

Deg-Deg + Rasmi: Daafaca Real Madrid Marcelo Oo Heshiiska U Kordhiyay Kooxdiisa


Marcelo

Daafaca reer Brazil iyo Kooxda Real Madrid Marcelo ayaa heshiiska u kordhiyay kooxdiisa wuxuuna qalinka ku duugay heshiis shan sanadood ah.

Real Madrid ayaa ku dhawaaqday in daafacooda reer Brazil Marcelo uu heshiis cusub u saxiixay wuxuuna Bernabeu sii joogi doonaa tan iyo 2020.

Xidigaan reer Brazil heshiiska uu Madrid kula jiray wuxuu ku ekaa 2018, balse wuxuu xidigaan heerka caalami ku kordhiyay 2-sanadood taasoo ka dhigeysa inuu mudo dheer sii joogayo kooxda.

Si kastaba imaatinka Danilo ee Real Madrid ayaa ka dhigi doonta in Real Madrid ay laba daafac oo midig iyo bidix ah ka heysato dalka Brazil.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>