Home » Horyaalada » La Liga Spain » Diego Costa Oo Dib Ugu Soo Laabtay Xulka Spain Iyo Xidigaha Kale Ee Macalin Del Bosque Ugu Yeeray Xulkan

Diego Costa Oo Dib Ugu Soo Laabtay Xulka Spain Iyo Xidigaha Kale Ee Macalin Del Bosque Ugu Yeeray Xulkan


Diego_Costa_3029130b

Weeraryahanka kooxda Chelsea Diego Costa ayaa dib ugu soo laabtay xulka Spain kadi markii uu fariin ka helay macalin Vicete Del Bosque oo u sheegay in xulka Spain looga baahan yahay.

Diego Costa ayaa dhaliyay muran dhex maray Chelsea iyo xiriirka kubada cagta Spain kadib markii dhamaadkii sanadkii hore uu ka caga jiiday inuu xulka Spain u cayaaro madaama uu dhaawac dhanka muruqa ah qabay.

Balse haatan arinkaas waa dhamaaday wuxuuna Costa diyaar u yahay inuu xulkiisa Spain u cayaaro labada kulan ee kusoo fool leh.

Geeska kale macalin Des Bosque ayaa si rasmi ah u magacaabay xidigaha guud ee Spain u cayaari doonaan labada kulan oo ay wajihi doonaan xulalk Holland iyo Ukraine waana kulamo saaxiibtinimo oo ay dabyaaqada bishan cayaari doonaan:

Goohaye: Sergio Asenjo (Villarreal), Iker Casillas (Real Madrid), David de Gea (Manchester United)

Daafaca: Jordi Alba (Barcelona), Raul Albiol (Napoli), Marc Bartra (Barcelona), Juan Bernat (Bayern Munich), Dani Carvajal (Real Madrid), Juanfran (Atletico Madrid), Gerard Pique (Barcelona), Sergio Ramos (Real Madrid)

Khadka dhexe: Sergio Busquets (Barcelona), Santi Cazorla (Arsenal), Cesc Fabregas (Chelsea), Andres Iniesta (Barcelona), Isco (Real Madrid), Koke (Atletico Madrid), Pedro (Barcelona), Mikel San Jose (Athletic Bilbao), David Silva (Manchester City), Mario Suarez (Atletico Madrid), Vitolo (Sevilla)

Weerarka: Diego Costa (Chelsea), Alvaro Morata (Juventus),

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>