Home » Europe » Champions League » Diego Maradona “Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo Tayo Ahaan Waa Isku Mid Waqtigaan La Joogo”

Diego Maradona “Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo Tayo Ahaan Waa Isku Mid Waqtigaan La Joogo”


maxresdefault

Halyeeyga reer Argentina Diego Maradona ayaa bilaabay inuu markale ka dhawaajiyo oraah soo jiidasho leh kadib markii uu sheegay in labada xidig ee aduunka ugu wanaagsan ay tayo ahaan isku mid yihiin.

Diego Maradona ayaa ka dhawaajiyay in Messi iyo Ronaldo ay isku heer yihiin sidoo kalena wuxuu halyeegan sheegay in mararka qaar awood ahaan iyo laadadka banaanka laga dhaliyo uu Ronaldo ku wanaagsan yahay.

Maradona oo la hadlaayay Sky Sports wuxuu yiri “Arinka ma ahan Messi ayaa ka wanaagsan Ronaldo ama Ronaldo ayaa ka wanaagsan”

“Balse waxaan u maleynaa in labadan xidig ee isku heer yihiin tayo ahaan”

“Laakiin marka ay timaado goosha horteeda Ronaldo ayaa ku halisan weliba goolhayeyaash Ronaldo ayay ka baqaan”

“Cristiano laadkiisa awooda badan iyo jir ahaan sida uu diyaarsan yahay dhankaas isaga ayaa Messi kaga wanaagsan”

“Waxaana dhihi karaa xiligan Ronaldo wuxuu ku heer yahay Lionel Messi madaama uu hormar wanaagsan sameeyay”

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>