daafaca kooxda barcelona martin moontoya ayaa lagu wdaa in uu ku biiro kooxda Iner ee kadhisan Italy
montoya ayaa lagu wadaa in uu tijaabo caafimaad u maro Inter milan isagoo qaab amaah ah ugu biiraya
24 heerka caalami ayaa ku fashilmay in uu boos joogta ah kahelo kooxdiisa barcelona
Daafaca reer Spain ayaa qarka u saaran inuu ku biiro Inter laba sano oo amaah ah waxaana sidookale lasheegay in uu si rasmi ah ugu biirikaro isagoo lagu jabinkaraa qadraaskiisa lacag dhan sideed milyan oo euro
Inter ayaa bogeeda twitter lagu arkayay Montoya Oo kasoo dagay magaalada milan ee dalka italy si uu caafimaad ugu maro halkaas
Ugu dambayntii waxaanan cadayn in kooxda Inter ay sirasmi ah ula wareegi doonto Martin Montoya