Home » Maxaa Cusub » Dunga Oo Magacaabay Liiska Xulka Brazil Ee Kulamada Saaxiibtinimo Xili Robinho & Marcelo Looga Wacay

Dunga Oo Magacaabay Liiska Xulka Brazil Ee Kulamada Saaxiibtinimo Xili Robinho & Marcelo Looga Wacay


brazil-carlos-dunga

Daafaca Real Madrid Marcelo iyo weeraryahanka kooxda Santos Robinho ayaa dib ugu soo laabtay xulka Brazil kadib markii macalin Dunga Uu magacaabay liiska xidigaha uu kala horagi doono Faransiiska iyo Chile dhamaadka bishaan Maarso.

Dunga ayaa qabtay shirkiisa jaraa’id ee ugu horeeyay sanadkaan 2015 maanta oo khamiis ah, waxaana dib looga wacay Robinho iyo Marcelo.

Inkastoo Brazil ay la’eed weeraryahan rasmi ah koobkii Aduunka, hadana Diego Tradelli ayaad moodaa inuu kasoo baxay boos ay xulka ku dhibtoonaayeen, inkastoo uu ku jiro da’diisa 29-aad.

Xulka Selecao  ayaa 26-ka Maarso magaalada Paris kula kulmi doona Farnsiiska iyagoo 29-ka isla bisha Maarso London gaar ahaan garoonka Emirates kula ciyaari doona xulka Chile.

Liiska Brazil Oo Dhameystiran:

Goolhayeyaasha:

Jefferson (Botafogo), Marcelo Grohe (Gremio), Diego Alves (Valencia)

Daafacyada:

David Luiz (Paris Saint-Germain), Marquinhos (Paris Saint-Germain), Thiago Silva (Paris Saint-Germain), Miranda (Atletico Madrid), Fabinho (Monaco), Marcelo (Real Madrid), Filipe Luis (Chelsea), Danilo (Porto).

Khadka Dhexe:

Luiz Gustavo (Wolfsburg), Fernandinho (Manchester City), Elias (Corinthians), Souza (Sao Paulo), Oscar (Chelsea), Willian (Chelsea), Coutinho (Liverpool), Douglas Costa (Shakhtar Donetsk).

Weerarka:

Roberto Firmino (Hoffenheim), Neymar (Barcelona), Diego Tardelli (Shandong Luneng), Robinho (Santos).

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>