Home » Maxaa Cusub » Fabregas & Matic Oo Halis Ugu Jira Iney Seegaan Kulamada Man United Iyo Arsenal, Sababtu Maxey Tahay?

Fabregas & Matic Oo Halis Ugu Jira Iney Seegaan Kulamada Man United Iyo Arsenal, Sababtu Maxey Tahay?


MAIN-Matic-Fabregas

Inksatoo ay xalayato ka badbaadeen iney shil ku dhacaan, hadana wali wey taagan tahay halista ah iney laba kulan oo xiriir ah seegaan.

Fabregas iyo Matic ayaana hal jaale u jira iney ganaax 2-kulan ah ku maqnaadaan madama ay hada heystaan tiro jaale 9-ah.

Kulanka xiga waa QPR, Mourinho ayaana u baahan inuu ka taxadaro wiilashiisa qadka dhexe, waxaana jaale ay qaataan kulankaas uu ku weyn doonaa labada kulan ee xasaasiga ah isla markaana kusoo fool leh oo ay la yeelan doonto Man United Iyo Arsenal.

Waa sheeko dhib u ah iney maqlaan Jamaahiirta Blues, Mourinho ayaana looga fadhiyaa inuu raadiyo maslaxada labadaas ciyaariyahan.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>