Home » Maxaa Cusub » Fabregas Oo Ku Taamayo Inuu Jebiyo Rikoor U Yaalo Halyee Henry Premiership-ka England Xili Cayaaredkan!

Fabregas Oo Ku Taamayo Inuu Jebiyo Rikoor U Yaalo Halyee Henry Premiership-ka England Xili Cayaaredkan!


Cesc 2

Weli xili cayaareedka England dhamaad ma gaarin sidoo kale weli lama gaarin bisha December oo ah xiliga ugu mashquulka badan badan horyaalkan hadana Cesc Fabregas wuxuu jebin rabaa Rikoor u yaalo halyee Theiry Henry.

Halyee Henry haatan waa xidiga ugu kubad dhiibista badan Premiership-ka England hal xili cayaareed madaama xili cayaaeedkii 2002/03 uu halyeegan baasay ama dhiibay 20-kubadood oo ay xidigaha Arsenal xiligaas dhaliyeen.

Halyee Henry waxaa kusoo xigo halyee Fran Lampard oo isagana xili cayaareedkii 2004/05 dhiibay 18-kubadood oo ay xidigaha Chelsea dhaliyeen.

Balse xili cayaareedkan Cesc Fabregas ayaa ku taamayo inuu iskoorka qaaliga ah ee Henry u yaalo inuu jebiyo madaama uu xidigan ilaa haatan baasay ama dhiibay 9-kubadood waxaana xili cayaareedkan EPL ka harsan 27-kulan!

Hadaba aqriste makula tahay inuu Fabregas si sahlan ku jebin karo rikoorka halyee Henry xili cayareedkan?

3 Responses to Fabregas Oo Ku Taamayo Inuu Jebiyo Rikoor U Yaalo Halyee Henry Premiership-ka England Xili Cayaaredkan!

  1. abu ozil Reply

    November 17, 2014 at 9:50 pm

    haaa waxwaliba waa macquul wayo fabrgas waa laacib soo saray mavalin wenger henry na waa sidookale
    macalin wenger cidi uu sowtowabaro waxwalba ka filo
    viiiiiiiva
    arsen wenger

  2. mukhtaar jalsaawi Reply

    November 18, 2014 at 9:12 am

    wenger wenger laysay ha ku habsaamin sxp laacibkan waxa soo saary wakhti xaadirkan jose morinho waa kii wenger markuu laacibka ahaa tuuray iminka se ninbaa boodhka ka tumay fabregas ha ku taamin marnaba waana kugu sumcad darro inaad afka soo mariso lacib koox ka ah hogaamiye come on chelsea

  3. Naasir Ahmed Reply

    November 23, 2014 at 8:03 pm

    haaaaaaaaaaaaaaaa wa laga yaaba

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>