Shabakad ka faaloota Arimaha la xiriira Aflaanta Hindiga ayaa hawada lasoo galiyay iyadoo akhristayasha xiiseeya ay wax badan ka ogaan doonaan arimahaan.
Shabakadaan waxey soo gudbin doontaa:
1. Wararka Filimada
4. Nolosha Jilayaasha
5. Wararka Boxoffice-ka
Iyo wax walba oo xiriir la leh wararka Aflaanta Hindiga ah sidoo kalana wuxuu soo gudbin doonaa isla markaana uu soo galin doonaa Muuqaalo Afkeena Soomaaliga ah lagu turjumay oo dhameystiran iyo kuwo goos-goos ah intaba si ay akhristayaasha u helaan wax walba oo ku saabsan.
Haddaba Shabakadaan Cusub Booqo adigoo qoraya: www.filimside.net, Sidoo Kalana Like Dhihi kara page-ka ay ku leedahay Barta Facebookga oo ah: https://www.facebook.com/filimside