waxaa hawada si rasmi ah loo soo geliyey website-ka Filimsidetv.net oo aad ka heli doonto muuqaladii ugu dambeeyay sida:
1. Filimada Hindiga ah ee lagu turjumay Af-ka Soomaaliga ah.
2. Muuqaladii Ugu dambeeyay Aflaanta Cusub -Boorsamiindooyinka-
3. Heesaha Cusub ee laga soo gudbiyo Aflaanta aan wali la daawan
4. Aflaanta Hollywoodka [Ajanti] iyo aflaanta la midka ah
5. Barnaamijyo la xiriira Aflaanta oo idin xiiso galin doona kana madax banaan Filimada.
Haddaba website-kaan ayaa mataano la ah website-ka ugu horeeya xagga warbixinada aflaanta Hindiga ee Filimside.net.
si aad u booqato ku dhufo link-ga Hoose ku qoran